Day: March 28, 2024

Home » Archives for March 28, 2024
Post

Türkiye rejects allegations of military cooperation with Israel

Türkiye on Tuesday rejected allegations of cooperation with Israel, particularly defense-based cooperation, as this would harm Palestinians. “It is not possible for the Republic of Türkiye, which has always supported Palestine, to carry out or engage in any activity that would harm Palestinians,” said the country’s National Defense Ministry. “The National Defense Ministry does not...

AKHRISO : Qodobada wax ka bedelka Dastuurka ee loo qaybiyay xildhibaanada.
Post

AKHRISO : Qodobada wax ka bedelka Dastuurka ee loo qaybiyay xildhibaanada.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Maanta oo Khamiis ah xildhibaanada Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa fadhi ku yeeshay xarunta Villa Hargaysa ee magaalada Muqdisho. Fadhiga oo uu furay Guddoomiyaha golaha shacabka Aadan Madoobe ayaa waxaa hadalo loogu dhagaystay guddiyada la socodka Dastuurka iyo kan madax banaan. Kulanka oo ahaa mid kooban ayaa waxaa goobta sharaxaad...

XAQIIQ : Madaalle amarkiisa kama dhaqangalin caasimadda.
Post

XAQIIQ : Madaalle amarkiisa kama dhaqangalin caasimadda.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Magaalada Muqdisho waddooyin ka mid ah waxa wali ka jira cariiri xoogaan oo la xiriira  gadiidka kala duwan ee dhax mushaaxaya waddooyinka  caasimadda. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo ka hadlayay goob ay ku dhamadeen dad shacab ah isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho ka dib shil gaari oo sababay...

Gaajo ayay u dhiman doonaan shaqaalle saraan Markab ay haystaan Burcadbeeda.
Post

Gaajo ayay u dhiman doonaan shaqaalle saraan Markab ay haystaan Burcadbeeda.

Dhakar (Raxanreeb )- Markabka laga leeyahay dalka Bangladesh ee u afduuban burcad-badeedda Soomaalida ayaa la filayaa inuu dhowaan ka go’o saadka. MV Abdullah ayaa weli u afduubay burcad-badeedda, inkastoo ay jireen warar sheegaya in wada-hadallo ay usoo bandhigeen milkiilayaasha. Ururka saraakiisha badaha, milkiilayaasha markabka iyo ururka kalluumeysatada ayaa warkan u xaqiijiyay warbaahinta dalkaas. Markabka ayaa...

Golaha wasiirada  oo kulan xasaasi ka yelatay soo sarista shidaalka dalka.
Post

Golaha wasiirada  oo kulan xasaasi ka yelatay soo sarista shidaalka dalka.

Muqdisho (Raxanreeb )- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyey Heshiis ku saabsan soo saarista Shidaalka iyo Gaaska, kaas oo ay wada galeen Soomaaliya iyo Turkiga. Qodobada ugu muhiimsan heshiiska ayaa qoraya in Dowladda Turkiga ay naga caawiso dhanka wax soo saarka shidaalka, sahminta iyo daareysiintiisaba, si ay...

Damaca Xasan Sheekh ee Dastuurka oo daah laga qaaday.
Post

Damaca Xasan Sheekh ee Dastuurka oo daah laga qaaday.

Muqdisho (Raxanreeb )- Markii ugu horaysay taariikhda siyaasada Soomaaliya ayaa waxaa dhici karta in xildhibaan uu Sabtiga u codeeyo Baarlamaan aan Madaxweyne dooranaynin Raisal Wasaarana xil ka qaadi karin. Waxaa la yaab leh in xitaa la aamini waayey habraacii lagu muransanaa ee dib u eegista dastuurka, kaasoo dhigaya in marka ay doodda xildhibaannada soo idlaato,...

Barlamaanka oo dood ka leh Dastuurka & fashil qarka loo saraan yahay.
Post

Barlamaanka oo dood ka leh Dastuurka & fashil qarka loo saraan yahay.

Muqdisho (Raxanreeb )-  Maanta oo Khamiis ah markale  waxaa Villa Hargaysa kulan ku yeelanaya ,  xubnaha  Barlamaanka Soomaaliya si dood kale ay ugu yeesheen wax ka beddelka Dastuurka. Kulankan waxa  uu ahaa inuu qabsoomo shalay oo Arbaca ahayd hase ahaatee waxaa ku yimid dib u dhac ka dib markii ay soo baxeen cadaasi ku saabsan...