Dowladda Jaad ayaa ku dhawaaqday in biyo iyo koronto lacag la’aan ah ay siineyso dadweynaheeda tan iyo dhammaadka sannadka. Waxaana qoyskiiba loo qoondeeyey 15,000 liitar oo biyo ah iyo 300 kWh oo koronto ah. Sidoo kale dowladdu waxay sheegtay in daynta laga masixi doono dadka dan yarta ah ee lagu leeyahay lacag biyoo ama koronto.
Day: March 12, 2024
Green Climate Fund to pump $100 million to Somalia
MOGADISHU, Somalia – The Green Climate Fund organisation is set to pump over $100 million into the federal republic of Somalia, in a programme which will be fully implemented within the next year, officials said, as the country joins global giants in environmental conservation Mafalda Duarte, the Green Climate Fund Executive Director, led the first-ever...
U.S. Treasury Targets Al-Shabaab Funding Network: Disrupting Money Laundering Operations
The U.S. Treasury Department announced sweeping sanctions today against a network of 16 entities and individuals accused of raising and laundering funds for the terrorist group al-Shabaab in Somalia and across the Horn of Africa region. The sanctioned individuals include influential businesspeople in the United Arab Emirates, Cyprus, Somalia, Kenya, Uganda and Finland who have...
SOMALIA SEEKS SOLUTIONS DESPITE ANGER AT ETHIOPIA-SOMALILAND DEAL
In the Horn of Africa, a region historically scarred by conflict and political instability, a recent Memorandum of Understanding (MOU) between Ethiopia and the self-declared independent region of Somaliland has ignited a significant debate. This agreement, ostensibly about access to the sea and economic cooperation, highlights the delicate balance between territorial integrity, sovereignty, and the...
DENI ‘’ Ciidanka Puntland way sii joogi doonaan deeganada Khaatumo’’ .
Garoowe(Raxanreeb)-Madaxwayanaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in ay garab taagan yihiin ciidanka maamulka deriska ay yihiin ee Khaatumo. Madaxwayne Saciid ayaa shaaca ka qaaday in marnaba aysan ka bixi doonin ciidankooda difaaca dagaalka ay ka joogaan SSC Khaatumo si buu yiri mar kasta ay difaac ugu noqdaan kuwa Khaatumo. ” Ciidamada Puntland...
Burcadbadeed Markab ka afduubtay Badwaynta Hindia.
Garoowe (Raxanreeb )- Burcad badeed Soomaali ah ayaa bad waynta Hindiya ka af duubay Markab lagu magacaabo MV ABDULLAH, ayna saaran yihiin 23-shaqaale ah. Markabka la afduubtay ayaa ka yimid dalka Mozambique asagona ku sii jeeday Dubai,sida ay qortay The Business Standard. Kooxaha burcad badeeda dhanooda ma jiraan wax war ah oo ay ka soo...
Jowhar oo ka dhacay shir u dhaxeeyay Hirshabeelle iyo hay’adaha QM
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan u dhaxeeyay maamulka Hirshabeelle iyo Hay’addaha UN-ka ee ka shaqeeyo arrimaha gargaarka bini’aadanimo ee WFP.
JABUUTI oo nidaam darro ugu guurtay fariisimihii ay ku lahayd Beledwayne.
Beledwayne (Raxanreeb )- Ciidanka Jabuuti oo qayb ka ah howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya ATMIS ayaa maanta oo Talaada ah ka baxday fariisimo ay ku lahayd magaalada Beledwayne. Ciidankan ayaa la arkayay iyaga oo baneeynayo fariisimahooda magaalada oo ay deganayeen in ka badan 10 sanno si ay ugu qayb qaataan amniga Soomaaliya. Wali si rasmi...
Mareykanka oo taageero weyn u fidinaya Soomaaliya
Dowladda Mareykanka ayaa taageeraddii ugu weyneyd u fidinaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya, xilli dalka uu ka jiro xiisad siyaasadeed.
In ka badan 10 qof oo lagu dilay gobolka Mudug.
Gaalkacyo (Raxanreeb )- Wararka aan ka helayo miyiga gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas ay ku dhinteen dad badan ka dib dagaal beeleed halkaas ka dhacay. Dagaalkan ayaa u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo wada dega degaanka Towfiiq ee gobolka Mudug halkaas oo marar badan dagaalkan uu ku soo noq noqday. inta la xaqiijiyay 10...