Adis Ababa (Raxanreeb ) – Dawlada Ethiopia ayaa ka fikiraysa inay ka laabato Heshiiskii ay la gashay Somaaliland ee Aqoonsiga. Xogaha laga helayo ilo Dublamaasiyaded ayaa muujinaya inay Ethiopia doonayso inay ka laabato heshiiska ay la gashay Somaaliland iyaday Deeq bixiyaasha caalamku cadaadis xoogle saaren Ethiopia. Wadahadallo uu dhawaan magaalada Nairobi kula yeeshay madaxweynaha Kenya...
Day: March 8, 2024
BIDEN “Israa’ii dekad KMG ah ayay ka dhisanaysaa GAZA”
GAZA ( Raxanreeb )- Xiisadda u dhaxeeysa Israa’iil iyo Xamaas ayaa sii kordhaysa , iyadoo dhanka kale ay socdaan dadaalada lagu doonayo in Marinka GAZA ay ka dhaqan gasho xabad joojin rasmi ah. In Maxaabiista la kala haysto la isku wareejiyo isla markaan si KMG ah loo dhaqan galyo xabad joojin waa qayb ka mid...
8- Maarso : Xuska maalinta haweenka & caqabada haysta dumarka Soomaaliyeed.
Muqdisho (Raxanreeb ) Maalinta siddeeda Maarso, waa munaasabad ay xusaan ururrada haweenka ddduunka iyo Qaramada Midoobey, waxaana ay dalal badan ka tahay maalin ciid ah oo haweenka ku kala nool qaaradaha adduunka ee ay kala qaybiyeen xuduuddaha, afafka, dhaqanka, dhaqaalaha iyo siyaasadda ay xusayaan munaasibaddan 8-da Maarso isku maalin. Dumarka Soomaaliyeed oo ah halbowlaha bulshada...
MUQDISHO : Haweenay bil ka hor la gubay oo la aasay.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Magaalada Muqdisho maanta oo Jimcaha waxaa lagu aasay Luul Cabdicasiis oo bil ka hor ninkeeda uu ku gubay magaalada Muqdisho. Aaska Haweenaydan ayaa ka danbeysay ka dib markii todobadkan Sayid Cali oo loo haysto dilkan Maxkmada gobolka Banaadir ay ku xukuntay dil toogasha ah. Aaska haweenaydan waxaa ka qayb galay ehelada...