Muqdisho (Raxanreeb ) – Kooxda AS ayaa kordhisay bishan Radamadan weerarada ka dhanka ah dowladda Keliya Bishan kooxda waxay weerartay saldhigyo ay ciidamada dowladda ee kala ah. Kooxda Al- Shabaab ayaa weeraradan ay fuliyeen waxa ay sheegeen in ay waxyeelo ku gaarsiiyeen ciidanka Dowladda Soomaaliya. Falanqayayaasha amniga ayaa sheegaya in kooxda ay qaaday dhawr weerar...
Day: March 26, 2024
XOG : Xasan Sheekh oo ka tanasuulaya 4 qodob oo ka mid ah Dastuurka.
Muqdisho (Raxanreeb) Sida Raxanreeb ay baahisay maalin ka hor xafiisyada Madaxwaynaha & Ra’iisulwasaaraha ayaa ku howlan sidii loo kala jabin lahaa mudanayaal ka tirsan Barlamaanka kuwaas oo diidan in wax laga bedelo Dastuurka. Kulamo daba socda kuwaas ayaa Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bare la qaaday xildhibaano ka tirsan Barlamaanka kuwaas oo gabi ahaanba diidan wax...
Siyaasi da’yar oo maxbuus ahaa oo madaxwayne ka noqday Senegal.
Dakar (Raxanreeb )- Toban maalmood ka hor doorashada madaxweynaha, oo ku beegan 14 maarso, Bassirou Diomaye Faye waxa uu ahaa maxbuus ku xiran xabsiga Cap Manuel ee ku yaalla duleedka koonfureed ee Magaalada Dakar. Laakiin talaadadii oo bishu ahayd 25 ka Maarso maalin ka dib doorashadii wadanka oo kusoo dhammaatay xaalad aan la saadaalin karin...
Kooxda AS oo Macallin Dugsi ku dilay duleedka Jalaalaqsi ee Hiiraan.
Jalalaqsi (Raxanreeb )- Kooxda Al- Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in duleedka degmada Jalalaqsi ay dileen macallin dugsi oo ka biyo diiday fulinta amarkooda. Macallinka ayaa kooxda waxa ay maalmo ka hor ka afduubteen deegaan hoostaga degmada Jalalaqsi ka dib markii uu ka dhaga adeegay bixinta lacag ay ka doonaysay kooxda Al- Shabaab. Waxa lagu...
Puntland Government Strongly Opposes Amendments to Somalia’s Interim Constitution
In a recent press release, the Puntland government of Somalia voiced its staunch opposition to proposed amendments to the country’s Interim Constitution, highlighting concerns over potential threats to the federal system and national unity. The press release underscores the historical significance of previous agreements such as the National Convention in 2004 and the Garowe agreements...
Ruushka oo weli aan xaqiijin in Daacish ay ka dambeysay weerarkii Moscow
Aqalka looga arrimiyo Ruushka ee Kremlinka ayaa sheegay inuusan jawaab ka bixineyn sheegashada kooxda Daacish ee ah inay ka dambeysay weerarkii dadka badan lagu laayey ee lagu qaaday hool ku yaalla Moscow.
Golaha ammaanka ee QM oo isku raacay qaraar ku baaqaya xabbad-joojin degdeg ah
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa meelmariyey qaraar cusub oo dalbanaya xabbad-joojin degdeg ah oo ka hirgasha marinka Qaza, inta lagu guda jiro bishan barakaysan ee Ramadan, taas oo haatan maraysa kala badh.
Kooxda AS oo weerar ka fulisay Shabeellaha Dhexe.
Jowhar (Raxanreeb )- Wararka aan ka helayno gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in halkaas kooxda Al- Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo ay ku sugnayeen ciidanka dowladda. Aroortii hore ee saaka ayaa weerar culus oo ku bilowday qaraxyo waxa ay ku qaadeen kooxda Al-Shabaab deegaanka Daaru-nimca ee katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe. Saraakiil ka tirsan Dowladda...
WARSAXAFADEED ‘’Puntland la’aanteed lama bedeli karo Dastuurka’’
Garoowe (Raxanreeb )-Maamulka goboleedka Puntland ayaa gaashaanka u daruurtay markale qorshaha wax ka bedelka Dastuurka KMG ah oo murankiisa uu ka tagan yahay – magaalada Muqdisho. Warsaxafadeed ka soo baxay maamul goboleedka Puntland oo ka kooban laba bog ayaa si cad u sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin, una hoggaansami doonin, kuna dhaqmi doonin...