Muqdisho (Raxanreeb )- Barlamaanka Soomaaliya labadiisa aqal ayaa maalinta beri oo sabti ah ku balansan fadhi aan caadi ahayn oo ay ku meelmariyaan 4 cutub oo ka mid ah Dastuurka KMG ah. Cutubyadan ayaa ahaa kuwo maalintii Khamiis ah loo qaybiyay mudanayaasha Barlamaanka si ay u akhristaan ka dibna maalinta sabtiga ah codka kalsoonida loogu...
Day: March 29, 2024
Farmaajo “MW Xasan Sheekh waddo qardi jeex ah ayuu ku wadaa dalka “.
Doha (Raxanreeb )- Natiijada la sii ogyahay ee ay qorsheeyeen Madaxtooyada iyo Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya in ay ka soo baxdo fadhiga Labada Aqal ee loo ballansan yahay maalinta Sabtida ah 30ka Maarso 2024, waa mid sii cadayneysa in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud uusan danaynaynin wada jirka iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed, oo uu kashaqaynayo oo...
MUQDISHO : Dilal dhawr ah oo ka dhacay saacadihii la soo dhaafay.
Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay saacadihii la soo dhaafay dilal kala duwan oo loo gaystay dad shacab ah kuwaas oo ka kala dhacay degmooyinka Muqdisho. Dilalkan ayaa la sheegay in intooda badan ay gaysteen kooxda Al- Shabaab oo dagaal kula jirta Dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaa muuqanaysa in kooxda Al- Shabaab ay kordhisay...
Dhoola-tuska Mahad Salaad & Amni darrada Muqdisho ?.
Muqdisho (Raxanreeb ) Mahad Salad Inta uu joogay xilka taliyaha Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA, Caasimada iyo guud ahaan wadanka waxaa Ka dhacay dhacdooyin isugu jiro weeraro, qaraxyo iyo gabood falo loogaystay muwadiniin kuwaasi oo saamayn balaaran Ku yeeshay arimaha amniga casimadda iyo wadanka. Taliyaha maalmihi udanbeeyay waxa uu magaaladda Ka samaynayay...
Maxay maamulada uga aamusan yihiin Dastuurka marka laga reebo Puntland ?
Muqdisho (Raxanreeb )– Dooda ku saabsan wax ka bedelka Dastuurka KMG ah ee dalka ayaa si aad ah ugu socoto golayaasha siyaasada dalka waxana jira diidmo xoogan oo u la kulmay. Siyaasiin badan iyo madax kala duwan ayaa gaashaanka u daruuray in waqtigan la joogo la qaado talaabo kasta oo wax u dhimi karta midnimada...
Maamul la’aan ka jirta waddooyinka Muqdisho + sababta
Muqdisho (Raxanreeb )- Waddooyin dhawr ah oo magaalada Muqdisho ah waxa ka jira mashquul xoogan oo ilaa iyo hadda loo taag la’yahay in wax ay ka qabato dowladda Hoose ee Xamar. Gadiidka faraha badan iyo bajaajta lagu daray waddooyinka oo aan joogin inta badan ciidanka ilaalada waddooyinka ayaa sabab u noqday in cariiri badan uu...
AVV . Daahir Carab : Dastuurka khatar ayuu ku jiraa.
Print Muqdisho (Raxanreeb ) –Abuukaate Daahir Maxamed Cali oo ka mid ah hoggaanka Ururka Qareennada Soomaaliyeed ayaa ka digay in khatar weyn uu ku sugan yahay Dastuurkii Federaalka ee dalka oo gebi ahaanba hadda la dhalan rogay. “Markii aan akhriyay nuqullka dastuurka ee maanta barlamaanka loo qaybiyay waxaa ii soo baxay waxa siyaasiyiintu isku hayaan...
Askar lagu dilay magaalada Muqdisho.
Muqdisho ( Raxanreeb ) – Magaalada Muqdisho waxaa laga maqlay xalay jugta qaraxyo waawayn oo la sheegay qaarkood in waxyeelo ay gaysteen. Laba qarax ayaa ka kala dhacay degmada Deyniile ee Mudisho iyo deegaanka Garasbaalay ee duleedka caasimadda. Qaraxyadan ayaa ka dhacay goob ay ku sugnayeen ciidanka dowladda Soomaaliya halkaas oo waxyeelo ay ka dhalatay...