Day: March 11, 2024

Home » Archives for March 11, 2024
Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay 16 shirkado iyo shaqsiyaad lala xiriiriyey Al-Shabaab
Post

Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay 16 shirkado iyo shaqsiyaad lala xiriiriyey Al-Shabaab

Wasaaradda lacagta ee Maraykanka, xafiiskeeda Maamulka Hantida Dibedda ayaa ku dhowaaqay in cunaqabatayn lagu soo rogay 16 shirkadood iyo ashkhaas ka hawlgala shabakado ganacsi oo ku fidsan Geeska Africa, dalka Isutaga Imaaraat-ka Carabta iyo jasiiradda Qubrus, kuwaasi oo dawladda Marayanku ku eedaynayso inay lacago u ururiyeen, una kala gudbiyaan ururka Al-Shabaab oo ah koox xiriir la leh Al-Qaaciida.

State of Press Freedom in Somalia 2023: Cyber-Attack, Arbitrary Detentions and Judicial Harassment
Post

State of Press Freedom in Somalia 2023: Cyber-Attack, Arbitrary Detentions and Judicial Harassment

MOGADISHU, Somalia 10 March 2024 – The lack of transparency surrounding the assassination of Somali Cable TV director Abdifatah Moalim Nur (Qeys) by a suicide bomber in Mogadishu on October 16, 2023 and the unwillingness by Somali government’s security agencies to investigate the attack, serves as a stark reminder of Somalia’s failure to uphold its commitments to ensuring...

Post

UN extends warmest wishes to all Somalis for Ramadan

As the observance of the Holy Month of Ramadan starts, the United Nations in Somalia extends its warmest wishes to all Somalis. “Ramadan is a special time to come together to commune, to pray and to reflect, as well as to demonstrate compassion and empathy for those less fortunate and most vulnerable. The United Nations...

Ciidanka DFS oo ka baxay deegaano hore looga saaray AS & CABSI jirta.
Post

Ciidanka DFS oo ka baxay deegaano hore looga saaray AS & CABSI jirta.

Mudug (Raxanreeb )- Ciidanka Dowladda Dowladda  Soomaaliya iyo kooxaha deegaanka  ayaa isaga baxay deegaano muhiim ah oo ay hore ugu  saareen kooxda Al – Shabaab ee gobolka Mudug. Ilaa  iyo hadda lama oga sababta soo dedejisay in ciidanka ay baneeyaan deegaano si dirqi ah ay ugu saareen kooxda Al- Shabaab. Maanta  oo Isniin ah ciidanka...

Itoobiya oo eedeyn culus ujeedisay Soomaaliya
Post

Itoobiya oo eedeyn culus ujeedisay Soomaaliya

Dowladda Ethiopia ayaa eedeyn culus u jeedisay dowladda Federaalka Soomaaliya, xilli ay ka dhex aloosan tahay xiisadda badda oo ayadu hoos u dhigtay xiriirka diblumaasiyadeed ee labada dal, kadib heshiiskii maamulka Somaliland, iyo Itoobiya ku galeen Addis Ababa.

Hoteelada Muqdisho oo wayn doona ruqsada,  isu-socodka oo la hakiyay.
Post

Hoteelada Muqdisho oo wayn doona ruqsada,  isu-socodka oo la hakiyay.

Muqdisho (Raxanreeb )-   Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray amaro dhawr ah oo ku saabsan Hoteelada , maqaayadaha iyo isu socodka habeenkii xili dambe. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in  talaabo laga qaadi doono Hoteelada hadii ay ku iibiyaan raashiin bisil inta lagu jiro Ramadaan. Waqtiga maalinkii ayuu sheegay in  aan...

PUNTLAND  oo laga soomin iyadoo meelo badan  Ramadanka uu kow yahay.
Post

PUNTLAND  oo laga soomin iyadoo meelo badan  Ramadanka uu kow yahay.

Garoowe (Raxanreeb ) – Deegaanada maamul goboleedka Puntland wararka ka  imaanaya ayaa sheegaya in maanta oo Isniin ah aan laga soomin. Sababta ugu wayn ayaa lagu sheegay inay tahay iyadoo aan bisha bilashadeeda laga arkin deegaanada maamul goboleedka Puntland. Inta badan dalka meelo ka mid ah ayaa laga sooman  yahay maanta oo Isniin ah waxaana...