Day: March 4, 2024

Home » Archives for March 4, 2024
PUNTLAND : Nin dil ka gaystay gobolka Mudug oo gacanta lagu dhigay.
Post

PUNTLAND : Nin dil ka gaystay gobolka Mudug oo gacanta lagu dhigay.

Gaalkacyo (Raxanreeb ) –Saraakiisha amniga maamul goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in gacanta ay ku dhigeen shaqsi ay ku eedeyeen inuu dil ka gaystay deegaano ka mid ah gobolka Mudug. Howlgal ciidanka ay fuliyeen ay ku guulaysteen in gacanta lagu dhigo ninkan dilka ka gaystay gobolka Mudug. Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Shiikh...

Sarkaal muhiim ahaa oo lagu toogtay magaalada Muqdisho.
Post

Sarkaal muhiim ahaa oo lagu toogtay magaalada Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Koox  hubaysan ayaa magaalada Muqdisho ku – toogtay sarkaal  ka tirsanaa ciidanka Dowladda Soomaaliya. Sarkaalkan  oo lagu magacaabi jiray Gaashaanle Cabdullaahi Cali Calasow (Madaxey) ayaa la rumaysan yahay in dilkaas ay ka danbeyaan kooxda Al- Shabaab. Waxa uu ka dhacay dilka sarkaalkan degmada Karaan ee magaalada Muqdisho halkaas oo  uu deganaa...

MUQDISHO : Ciidanka Dowladda oo lagu beegsaday Degmada Huriwaa.
Post

MUQDISHO : Ciidanka Dowladda oo lagu beegsaday Degmada Huriwaa.

Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxaa lagu beegsaday askar ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho. Askartan oo ku sugnaa bar kantarool ayaa lagu soo waramayaa in ciidanka lala eegtay qarax miino oo goobta la dhigay  sida ay sheegeen dadka deegaanka. Afar qof ayaa ku dhaawacmay oo mid ka mid...

Shabaab & DF oo isku fara-saaray Muqdisho & nabadoon ay dileen kooxda.
Post

Shabaab & DF oo isku fara-saaray Muqdisho & nabadoon ay dileen kooxda.

Muqdisho (Raxanreeb )  Iska hor imaad u dhaxeeya ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al- Shabaab ayaa ka dhacay xaafado ka mid ah degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho. Iska hor imaadkan ayaa in mudda ah ka socday halka lagu magacaabo deegaanka Burdheere Saciid oo katirsan degmada Dayniile ee  gobolka Banaadir. Markii hore waxaa la sheegay in...

Shirar dowladii  hore ka joojisay dibadda oo  hadda ka dhacaya Kenya
Post

Shirar dowladii  hore ka joojisay dibadda oo  hadda ka dhacaya Kenya

Nairobi (Raxanreeb ) – Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka dhacaya shir looga hadlayo dib u habaynta maaliyadda Soomaaliya kaas oo ay ka qayb galayaan xubno ka tirsan Dowladda. Shirkan waxaa soo qaban qaabisay Hay’adda lacagta Aduunka ee IMF waxaana ku sugan wasiirada maaliyada iyo qorshaynta xukuumadda Soomaaliya. Qodobada ugu muhiimsan Shirka ayaa waxa...