Day: March 17, 2024

Home » Archives for March 17, 2024
Post

Turkey medical plane airlifts wounded Somali officials after SYL Hotel terror attack

A Turkey medical plane on Sunday airlifted approximately 20 injured Somali government officials wounded in the SYL Hotel terror attack. Health Minister Ali Haji Adam and Information Minister Daud Aweys were present at the airport, while President Hassan Sheikh Mohamud briefly saw the injured officials as he prepared to depart for Eritrea on Sunday. The...

KISMAAYO : Maxkamada Jubbaland oo kiis culus u fadhiisatay.
Post

KISMAAYO : Maxkamada Jubbaland oo kiis culus u fadhiisatay.

Kismaayo (Raxanreeb )- Maxkamadda Ciidamada Jubbaland ayaa maanta u fariisatay dhagaysiga koowaad ee garmaqalka kiis uu eedeysane ka yahay Ugaas Aadan Maxamed Geedi Cabdi 44 jir gacanta lagu soo dhigay isaga oo dagaalamaya islamarkaana horjooge u ahaa koox Argagixiso ah oo qorsheynaysay in weerar gaadmo ah ay ku qaadaan xarun ay ciidamada kulahaayeen deegaanka Yoontooy...

MW Xasan Sheekh & Asias Afwerki oo wada-hadal yeelanay + ujeedka.
Post

MW Xasan Sheekh & Asias Afwerki oo wada-hadal yeelanay + ujeedka.

Asmara (Raxanreeb )- Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah  Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Axad ah u  safaray  magaalada Asmara ee dalka Ereteriya. Dalka Ereteriya waxa  tababar ku qaadanaya qaar ka mid ah Ciidamada Qalabka Sida, isaga oo dhiggiisa dalkaas kala hadli doono iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Ereteriya. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magaalada Asmara shirar...

XOG : Yaa ka masuul ah in ciidamadu faarujiyaan furnaha dagaalka ?
Post

XOG : Yaa ka masuul ah in ciidamadu faarujiyaan furnaha dagaalka ?

Muqdisho (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya  ciidamadii ugu badnayd oo mar qura  ka soo baxa  farumaha dagaalka ee maamul goboleedka  Galmudug. Deegaanada ay soo baneeyeen ciidanka dowladda iyo kooxaha deegaanka waxa lagu soo waramayaa in ay dib ula wareegeen kooxda Al- Shabaab oo markii horeba dagaal looga saaray. Eedeymo iska soo...

Muxuu yahay Guddiga dhaqaalaha ee uu magacaabay Saciid DENI ?.
Post

Muxuu yahay Guddiga dhaqaalaha ee uu magacaabay Saciid DENI ?.

Garoowe (Raxanreeb )- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa isagoo ka duulaya barnaamijka wax-qabadka xukuumadda ee Hormarinta Wax-soo-saarka iyo kobcinta Dhaqaalaha, wuxuu xubnaha magacyadoodu hoos ku xusan yihiin u magacaabay Guddiga dardargelinta Ganacisga Puntland. Magacyada Xubnaha Guddiga: 1. Wasiir. Maxamed Faarax Maxamuud Guddoomiye 2. Wasiir. Cumar Cabdisamad Yuusuf (Dhuux) Xubin 3. Wasiir. Shaakir...

Burcadbadeed lagu  maxkamadaynayo dalka Hindi & Markab la soo furtay.
Post

Burcadbadeed lagu  maxkamadaynayo dalka Hindi & Markab la soo furtay.

Delhi (Raxanreeb ) –Ciidanka Badda Hindiya ayaa sheegay in howlgal ay kasameeyeen xeebaha Puntland kusoo furteen markab lagu macagaabo Mv RUEN oo ay haysteen burcad badeed Soomaali ah. Dhammaan 35 qof oo ah burcad-badeedii afduubtay markabkaas ayaa isku dhiibtay ciidanka India kadib howgal qaatay 24 saacadood. 17 shaqaale ah oo saarnaa markabka MV Ruen oo...

Masuuliyiin ku dhaawacmay weerarkii SYL oo loo qaaday dibada.
Post

Masuuliyiin ku dhaawacmay weerarkii SYL oo loo qaaday dibada.

Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Soomaaliya ayaa u qaaday dalka dibadiisa qaar ka mid ah dhaawacyadii ku waxyeeloobay weerar kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho. Dhaawacyada la qaaday ayaa  u badnaa kuwa qaarkooda aad u liita , halka kuwa kalena ay xaaladooda ay tahay mid iska caadi ah . Ku dhawaad...

Israa’iil oo ansixisay qorshe horleh oo ay ku weerareyso Rafah
Post

Israa’iil oo ansixisay qorshe horleh oo ay ku weerareyso Rafah

Israa’iil ayaa Jimcihii ansixisay suurtagalnimada weerar lagu qaado magaalada Rafah ee Marinka Gaza, xilli rajo laga qabo in xabbad joojin ay dhacdo, iyadoo la qorsheynayo inay wafdi kale u dirto Qatar si ay wadahadallo ugala hadlaan suurtagalnimada in la gaaro heshiis lagu soo deynayo dadka u afduuban Xamaas.