Day: March 27, 2024

Home » Archives for March 27, 2024
Post

Turkish TIKA sends Ramadan food aid to Congo, Peru, Yemen, Somalia

The Turkish Cooperation and Coordination Agency (TIKA) on Monday organized Ramadan iftars, a dinner to mark the breaking of the daily fast, and delivered food aid packages to families in need in Croatia, the Republic of Congo, Peru, Yemen and Somalia. TIKA started the distribution of food packages to 1,000 families in need living in...

Goormee la Maxkamadaynayaa Burcadbadeed Soomaali ah oo lagu hayo India ?
Post

Goormee la Maxkamadaynayaa Burcadbadeed Soomaali ah oo lagu hayo India ?

Mumbai (Raxanreeb )- Dalka India waxa lagu hayaa koox burcad badeed Soomaali ah kuwaas o dhawaan gacanta ku dhigay ciidanka Badda Hindia iyaga oo haystay Markabka Ganacsiga ee MV Ruen. Dhallinyaradan  oo gaaraya 35 ayaa la shaaciyay waqtiga ay ka soo muuqan doonaan Maxkamada si loogu qaado eedaha loo haysto ee la xiriira falal burcadbadeednimo...

Dagaal ciidanka dowladda iyo Alshabaab ku dhexmaray duleedka Xarardheere.
Post

Dagaal ciidanka dowladda iyo Alshabaab ku dhexmaray duleedka Xarardheere.

Xarardheere (Raxanreeb )-  Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al- Shabaab ayaa weerar ku dhaxmaray maanta duleedka degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Dagaalkan waxaa uu ka danbeeyay ka dib markii ciidanka Dowladda Soomaaliya weerar ay ku qaadeen fariisimo kooxda Al- Shabaab ay ku lahaayeen duleedka degmada Xarardheere. Sida dadka deegaanka ay sheegayaan waxa la maqlayay daryanka...

Wadahadaladii Israa’iil  & Xamaas oo fashil ku dhow.
Post

Wadahadaladii Israa’iil  & Xamaas oo fashil ku dhow.

GAZA (Raxanreeb )- Wadahadalladii u dhaxeeyay Israel iyo Ururka Xamaas ayaa ku dhow inuu burburo, kadib markii la isku mariwaayay sida ay wax u socdaan  oo aan ku qancin labada dhinac. Israel ayaa ku dhawaaqday in ay ka go’an tahay in Xamaas ay kaga awood roonaato dagaalka, taas oo garabka kale ka careysiisay, xilli laga...

Farqiga u dhexeya Wax-ka-Beddelka Dastuurka KMG iyo Mid Rasmi ah ee JFS
Post

Farqiga u dhexeya Wax-ka-Beddelka Dastuurka KMG iyo Mid Rasmi ah ee JFS

Dastuurka KMG ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) oo dhaqangalay 2dii Agoosto 2012 wuxuu faraya dhammeystirkiisa ka hor afti dadweyne ee lagu tala galay in la qabto ka hor dhammaadka mudda xileedkii Barlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS) oo aheyd 20kii Agoosto 2016 sida ku xusan qodobbada 133, 134, iyo 136 taaso aan dhicin ilaa maanta. Sidaas oo kale, qodobka 137 wuxuu...