Day: March 3, 2024

Home » Archives for March 3, 2024
Post

UK-owned ship attacked by Houthis sinks off Yemen coast

A British-registered cargo ship has sunk two weeks after being attacked by Houthis in the Gulf of Aden. Yemen’s government said the Rubymar was drifting and taking on water for days before it sank. It is the first ship to have been sunk by the Iran-backed rebels in Yemen since they began targeting vessels in...

Post

Ruto uses back channels to ease Ethiopia, Somalia tensions

Kenya’s President William Ruto has engaged a higher gear for back channels to ease tension between Ethiopia and Somalia, motivated by business fervor in both countries. And, from this week, both Addis and Mogadishu are expected to tone down their public rhetoric against each other, sources privy to the discussions indicated. President Ruto hosted both...

Koox ku hanjabtay in Gantaal ay ku dhufan doonto Ethiopian Airlines.
Post

Koox ku hanjabtay in Gantaal ay ku dhufan doonto Ethiopian Airlines.

Adis Ababa (Raxanreeb ) – Gobolo badan oo Itoobiya ah waxaa ka socda dagaalo xoogaan oo qaarkood loogu soo horjeedo xukuumadda Ra’iisulwasare Abiy Ahmed. War ka soo baxay Jabhada Amxaarada ayaa  lagu sheegay in digniin ay u dirayaan shirkadaha diyaaradaha dalkaas kuwaas oo hubka ka daabulaya gobolada qaar kuwaas oo xiriir la leh xukuumadda  Abiy...

Falcelin ka dhalatay hadal Madaalle uu ku weeraray Gabadhaha Muqdisho.
Post

Falcelin ka dhalatay hadal Madaalle uu ku weeraray Gabadhaha Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb )- Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Madaalle ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay in waqti saq dhexe ah ay banaanka joogaan gabadhaha Soomaaliyeed. Hadal uu jeediyay ayuu ku sheegay in caasimada ay ku soo badanayaan waxyaabo anshax xuma ah oo laga soo min guuriyay dalalka Yurub sida...

‘’MW Xasan xusuuso  xanuunka ay leedahay banaanbaxyaal la rasaaseeyo‘’.
Post

‘’MW Xasan xusuuso  xanuunka ay leedahay banaanbaxyaal la rasaaseeyo‘’.

Muqdisho ( Raxanreeb ) – Magaalada Muqdisho waxaa ku soo badanaya dhacdooyinka lagu kala eryinayo dadka doonaya in ay cabiraan aragtidooda kuwaas oo isugu soo baxa waddooyinka caasimadda. Dil ka dhashay dibadbax ciidanka ay  diidanayeen ayaa shalay ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo loo gaystay wiil dhallinyara ah oo ku sugnaa isgoyska Siinaay ee magaalada...

HARGAYSA : Hooyo & caruurteeda oo ku geeriyooday dab ka kacay gurigooda.
Post

HARGAYSA : Hooyo & caruurteeda oo ku geeriyooday dab ka kacay gurigooda.

Hargeisa(Raxanreeb) –Wararka aan ka helayno magaalada  Hargaysa ee Somaliland ayaa sheegaya in  halkaas ay ku geeriyoodeen Hooyo iyo laba Caruura ah. Dhimashadan ayaa ka danbeysay ka dib markii dab ka kacay Hoy ay degenaayeen oo ku yaala xaafada Cabaaye ee degmada Gacan-libaax ee magaalada Hargeisa ee Somaliland. Sida wararka ay sheegayaan abaaro 4:00 subaxnimo ayaa...

Xasan Sheekh oo isku diyaarinaya dagaal siyaasadeedkii ugu cuslaa.
Post

Xasan Sheekh oo isku diyaarinaya dagaal siyaasadeedkii ugu cuslaa.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Magaalada Muqdisho waxaa ka jira socda shirar siyaasadeed ka dhan ah Dowladda uu hoggaamiyo Madaxwaynaha Dowladda Fedeeraalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Shirarkan  waa mid looga hadlayo sidii loo heli lahaa isbahayso ka dhan ah Xasan Sheekh oo mudda laba sanno ku dhaw haya xilka hase ahaatee mowjado siyaasadeed ay...