Day: March 31, 2024

Home » Archives for March 31, 2024
DF oo billaabeysa bisha April canshuurta VAT
Post

DF oo billaabeysa bisha April canshuurta VAT

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in la ballaarinayo nidaamka Canshuuraha Qiimaha lagu daray (VAT), laga billaabo 1-da Abril, taas oo lagu sheegay in ay qeyb ka tahay dadaallada lagu kobcinayo dakhli soo saarka iyo xoojinta xasilloonida dhaqaalaha dalka.

Dr Bilaal ” Aadan Madoobe wuu qiyaamay Digil & Mirifle “
Post

Dr Bilaal ” Aadan Madoobe wuu qiyaamay Digil & Mirifle “

Muqdisho (Raxanreeb )- Dr Mohamed Ibraahim Bilaal oo ka mid ah siyaasiinta KGS ayaa shaaca ka qaaday caawa in Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Aadan Madoobe uu qiyaanay dadka & Dadka Soomaaliyeed . Waxa uu sheegay Dr Bilaal inuu lumiyay Aadan Madoobe qoondadii Digil & Mirifle ay ku lahaayeen awood qaybsiga dalka , maadama uu si qiyaano...

PUNTLAND : Kuma jirno dhamaan Dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh.
Post

PUNTLAND : Kuma jirno dhamaan Dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh.

Garoowe (Raxanreeb )- Maamul goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday inaysan ka mid ahayn Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliay ee uu hoggaaminayo Xasan Sheekh Maxamuud. War ka soo baxay Puntland ayaa lagu diiday  gabi ahaanba wax ka bedelka Dastuurka ee ay meelmariyeen Barlamaanka Soomaaliya kaas oo wali muran xooggan uu ka taagan yahay. Puntland waxay...