Meta ayaa sheegtay in ay xalisay "arrin farsamo" taasoo sababtay in Facebook, Messenger iyo Instagram ay hoos u dhacaan.
Day: March 5, 2024
Cholera death toll soars to 37 in Somalia since 2024
Some 37 people have died due to the outbreak of cholera in Somalia since January, indicating the severity of the outbreak, the country’s health ministry said Monday. The Ministry of Health and Human Services said there has been a significant rise in cholera cases, with a total of 3,365 new cases reported, including 1,996 cases,...
Open-heart surgery can be performed at hospital in Somalia named for Turkish president
Open-heart surgeries could be carried out at a hospital named after the Turkish president and located in the Somali capital Mogadishu. The new department at Recep Tayyip Erdogan Hospital was opened with a ceremony on Monday thanks to cooperation between the Turkish and Somali health ministries. “It is a great honor for me to participate...
Maxkamada gobolka Banadir oo go’aan gaaraysa kiiskii ugu adkaa.
Muqdisho (Raxanreeb )- Maalinta beri oo Arbaca ah waxaa lagu wadaa in Maxkamada gobolka Banaadir ay u fariisato kiiska nin lagu eedayay inuu gubay xaaskiisa. Kiiskan oo ah mid aad loo sugayo go’aanka ka soo bixi doona ayaa lagu wadaa in Gudoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir uu ku dhaawaqo go’aanka lamase oga nooca uu noqon doono....
SHAKI ku gadaaman xil ka tagistii Zubeyr & magaacabista Guutaale.
Muqdisho (Raxanreeb ) –Laba maalin ka hor xoghayihii joogtada ah ee xafiiska Ra’iisulwasaaraha ayaa sheegay inuu isaga tagay shaqadii uu ka hayay xafiiska mudadii uu xilka hayay Xamse Cabdi Bare. Warka ku saabsan inuu xilka uu baneeyay Maxamed Zubeyr waxay durbadiiba keentay shaki badan oo ku saabsan waxa keenay in waqtigan xasaasiga uu xilka baneeyo....
Khilaafka Soomaaliya & Itoobiya oo laba bil jirsaday – Maxa socda ?.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa jirsaday laba bil iyadoo aan jirin wax natiija ah oo laga gaaray is jiid jiidka siyaasadeed ee labada dhinac. Dhanka Dowladda Soomaaliya wali ma aysan dalka ka saarin safiirka Itoobiya ee Soomaaliya iyo xitaa ciidanka Itoobiya ee howgalka ATMIS , waxayna dowladdu ay sheegtay...
MURANKA DASTUURKA : Madaalle miyuu fara galin Dastuurka ?
Muqdisho (Raxanreeb) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta oo Talaada ah magaalada Muqdisho ku qabtay kulan looga hadlayay wax ka bedelka Dastuurka. Xarunta maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa shir ku yeeshay guddi uu dhawaan Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Madaale kuwaas oo u xil saran ka doodista Dastuurka. Sidoo kale,...
DF oo sheegtay in howlgal ay ku dishay 50 ka mid ah Al-Shabaab
Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay in dagaal yahaano aad u badan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, looga dilay howl-gal qorsheysan oo afartii maalmood ee ugu dambeeyay ka socday gobolka Jubbada Hoose, Soomaaliya.
Wasiiro laga eryay Hirshabeelle & kuwo cusub oo la magacaabay.
Jowhar (Raxanreeb ) – Maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa isku shaandhayn ku sameeyay xubnaha golaha wasiirada maamulkaas ka dib wareegto ka soo baxday Madaxwayne Cali Guudlaawe. Waxaa laga diray shaqada xubno ka mid ahaa Golaha wasiirada halka kuwo kale la magaacabay sida lagu xusay wareegtada ka soo baxday madaxwayne Cali Guudlaawe. Magacaabista iyo isku shaandheynta qaar...