Day: March 14, 2024

Home » Archives for March 14, 2024
MUQDISHO : Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa oo lagu weeraray Hotelka SYL & rasaas la maqlayo.
Post

MUQDISHO : Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa oo lagu weeraray Hotelka SYL & rasaas la maqlayo.

Muqdisho (Raxanreeb ) –Qarax xooggan ayaa waxa uu ka dhacay aagga Hotel SYL oo saaran xarunta Baarlamaanka iyo Villa Somalia.Warar ka qaar ayaa sheegaya in gudaha rasaas ka socoto laakiin aan lahaynin cida u dhaxeysa rasaastaas.Gaari lagu soo raray waxyaabaha qarxa ayaa marka hore la sheegay inuu ka gudbay goobo aad loo ilaaliyo oo ku...

Wasiiradii uu magacaabay DENI oo xilalka si rasmi ah ula wareegay.
Post

Wasiiradii uu magacaabay DENI oo xilalka si rasmi ah ula wareegay.

Muqdisho (Raxanreeb )-  Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxaa ka dhacay , munaasabado xilalka ay ku kala wareegayaan wasiiradii hore iyo kuwa cusub. Wasiiradan cusub waxaa xil wareejintooda ka qayb galay musuuliyiin sare sare oo ka tirsan xukuumadda Saciid Cabdullaahi Deni iyo  madax kale kuwaas oo bogaadiyay sida ay u dhaceen munaasabadaha xil...

Waa sidee caawa xaaladda Beledwayne ka dib dagaal halkaas ka dhacay ?
Post

Waa sidee caawa xaaladda Beledwayne ka dib dagaal halkaas ka dhacay ?

Beledwayne (Raxanreeb )-  Magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa caawa degan ka dib dagaal qaatay saacado badan oo halkaas ka socday tan iyo xalay. Dagaalkan waxaa u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan maamulka Hirshabeelle iyo kuwo kale oo taabacsan maamul la sheegtay in  uu yahay Hiiraan State. Waxaa  uu sababay dhimasho  iyo dhaawac soo kala gaaray...

Tirada dad ku dhintay qarax ka dhacay Afgooye oo kordhay.
Post

Tirada dad ku dhintay qarax ka dhacay Afgooye oo kordhay.

Afgooye (Raxanreeb )- Degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose wararka caawa laga helayo ayaa sheegaya in halkaas ay ka socdaan howlgal lagu sugayo amniga degmada. Howlgalkan ayaa ka danbeeyay ka dib markii maanta uu  halkaas dhacay qarax waxyeelo  u gaystay dad shacab ah  iyo askar ka tirsan Dowladda Soomaaliya. Qaraxa waxaa ku dhintay lix askari...

MUQDISHO : Habeeno  is xig xiga oo laga maqlayo  jugta hubka culus.
Post

MUQDISHO : Habeeno  is xig xiga oo laga maqlayo  jugta hubka culus.

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa goor dhaw laga maqlay si gaar ah afurka ka dib  jugta hubka culus oo dadka caasimada ku nool mar qura ay wada maqleen. Warar horudhaca ah ayaa sheegaya in jugta ay tahay qaraxa wayn  halka wararkale ay sheegayaan inuu yahay qaraxa lala eegtay ciidanka Dowladda Soomaaliya. Magaalada Muqdisho oo ...

Soomaaliya oo ka hadashay kaalmadii uu ka jartay Imaaraadka
Post

Soomaaliya oo ka hadashay kaalmadii uu ka jartay Imaaraadka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa “dacaayad” ku tilmaantay warar sheegayay in uu hakad ku yimid mushaharka qaar ka mid ah ciidamada dawladda, sababo la xariira in mid ka mid ah dalalka shisheeye ee ciidamada Soomaaliya ka caawin jiray mushaarka uu joojiyay lacagihii kaalmada ahaa ee uu bixin jiray dalkaasi.

Imaaraadka  miyaa ciidanka DFS ka jartay mushaaraadka ?.
Post

Imaaraadka  miyaa ciidanka DFS ka jartay mushaaraadka ?.

Muqdisho (Raxanreeb )- Imaaradka carabta magaalada Muqdisho ayaa bilo ka hor waxaa loou dilay , saraakiil muhiim oo tababar ciidan siinayay askarta Dowladda Sooaaliya. Inkastoo wali wax natiija ah laga gaarin baaritaan ay Dowladdu sheegtay in ay ku hayso kiiskaas hadana waxaa soo baxayay in dilkaas uu  saamayn ku yeeshay Dowladda Soomaaliya. Dowladda uu hoggaaminayo...

Warar dheeraad ah oo ka soo baxay dagaal Beledwayne ka dhacay.
Post

Warar dheeraad ah oo ka soo baxay dagaal Beledwayne ka dhacay.

Beledwayne (Raxanreeb ) –Wararka ka imaanaya magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay iska  hor imaad saacado badan qaatay kaas oo gaystay khasaare isugu jira dhimasho  iyo dhaawac. Sida wararka la helayo ay sheegayaan dagaalkan ayaa ah mid u dhaxeeyay ciidan kala taabacsan Guddoomiye Sufurow iyo kuwa kale oo ka...