Day: March 21, 2024

Home » Archives for March 21, 2024
Maxkamadda Ciidamada oo xukun adag ku ridday Sarkaal ka tirsanaa Danab
Post

Maxkamadda Ciidamada oo xukun adag ku ridday Sarkaal ka tirsanaa Danab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, ayaa xukun adag ku ridday Labo Xidigle Mucaawiye Cumar Cusmaan, Waasuge, oo loo soo xiray kamid ahaanshaha kooxda Al-Shabaab iyo jaajuusida ciidanka xoogga dalka, ee ku sugan jiidaha hore ee dagaalka iyo weliba weerarkii lagu dilay Taliye Xasan Tuure, ayaa maanta lasoo gaba-gabeeyay maxkamadeyntiisa.

Farmaajo oo gaaray Garoowe & DENI oo soo dhaweeyay.
Post

Farmaajo oo gaaray Garoowe & DENI oo soo dhaweeyay.

Garoowe (Raxanreeb )-  Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Khamiis ah gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa ku soo dhaweeyay magaalada Garoowe Madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI. Safarka Madaxweyne hore Farmaajo ayaa ku soo beegmaya xili uu si ba’an uga soo horjeedo nidaamka uu ku...

Go’aankii la filayay ma soo saareen Golaha Wasiirada ?.
Post

Go’aankii la filayay ma soo saareen Golaha Wasiirada ?.

Muqdisho (Raxanreeb )- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay amniga dalka iyo howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah ee ka soconaya qaar kamid ah gobollada dalka. Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu bogaadiyey guulaha ciidamada amniga iyo kuwa...

Farmaajo & DENI oo shir ku yeelanaya magaalada Garoowe ee Puntland.
Post

Farmaajo & DENI oo shir ku yeelanaya magaalada Garoowe ee Puntland.

Garoowe (Raxanreeb )- Madaxwaynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa  magaalada Garoowe ee Puntland kula  kulmaya Madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Deni. Ujeedka ugu way nee Farmaajo ee Puntland ayaa ah ka hadlida Dastuurka KMG ah oo qorshahiisa ay riixaysa Villa Soomaaliya taas oo keentay in ay abuurmaan isbahaysiyo kala duwan. Labada nin ayaa xilligaan...

Dastuurka : Dhammaystir miyaa mise beddelaad  ?
Post

Dastuurka : Dhammaystir miyaa mise beddelaad  ?

Muqdisho (Raxanreeb )- Doodda  ku saasban wax ka bedelka Dastuurk KMG ah ayaa wali ka taagan magaalada Muqdisho , waxaana diiday  in la furo Dastuurka madax  hore siyaasiin iyo xitaa mudanayaal ka tirsan Golaha shacabka. Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu eedeyay inuu doonayo inuu waqtigan bedel  Dastuurka ee uusan damacsanayn inuu wax ka...

SJS oo manta warsaxaafadeed soo saartay ka dib markii…
Post

SJS oo manta warsaxaafadeed soo saartay ka dib markii…

Muqdisho (Raxanreeb)- 2) Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS ayaa si kulul u cambaareeyey afduubka ay madaxda Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) iyo Wasaaradda Warfaafinta ku af-duubteen Hay’adda Saxafiyiinta Soomaaliyeed, waxayna ka soo horjeedaan war-murtiyeedka kasoo baxay 14-kii bishan March. Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, isagoo si kali ah u magacaabay sagaal qof. Anagoo si weyn...

MUQDISHO oo ay ku soo badanayaa falalka amni darro.
Post

MUQDISHO oo ay ku soo badanayaa falalka amni darro.

Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii ugu danbeeyay ka dhacayay falal amni darro oo saamayn ku – yeeshay dadka ku nool degmooyinka magaalada Muqdisho. Sida ay sheegayaan dadka goobjoogayaasha ah   koox xiran dharka  ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa degmooyinka qaar ka bilaabay in ay dhac ka gaystaan Waxaa soo baxaysa qayla dhaan ay muujinayaan dadka...