Month: April 2024

Home » Archives for April 2024
Somalia state media journalist suspended, salary cut due to Facebook post
Post

Somalia state media journalist suspended, salary cut due to Facebook post

The Somali Journalists Syndicate (SJS) expresses serious concerns regarding the suspension and salary cut against journalist Sugaal Moalim Mohamud, who is employed by the Somalia government-owned media outlet in retaliation for expressing views regarding the Somali government’s military operations, particularly highlighting issues of mismanagement and corruption within the Ministry of Defense.

FAALO : Teendhadu marnaba eed ma leh !!.
Post

FAALO : Teendhadu marnaba eed ma leh !!.

Muqdisho (Raxanreeb )-Hadalka Ra’iisul Wasaare Xamze ee uu saaka ballan qaaday inaan teendhadii habaarnayd lagu laaban doonin waa mid bogaadin iyo soo dhaweyn mudan. Hadalkaas wuxuu ka jeediyay isla teendhada Afisyoone iyo daahfurka shir cinwaankiisu ahaa dhab-u-heshiisiin loo dhan yahay. Balse waxaa is waydiin mudan maxaa tallaabooyin ah oo ay xukuumaddiisu qaaday si lagaga baaqsado...

RW Xamse ‘’ Teedhada dambe laguma laaban doono inta aan xafiiska joogo ‘’
Post

RW Xamse ‘’ Teedhada dambe laguma laaban doono inta aan xafiiska joogo ‘’

Muqdisho (Raxanreeb )- Ra’iisulwasaare  Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka dhawaajiyay in xukuumadiisa inta ay jirto ahmiyad gaar ah ay siin doonto  hirgelinta dhab-u-heshiisiin loo dhan yahay, taas oo horseedda in  dalka ay k dhacdo doorasho dadwayne Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ka go’an tahay in dalka ay ka qabsoonto doorasho qof iyo...

MUQDISHO :  Agaasimaha Sirdoonka  Turkiga oo booqasho ku yimid dalka.
Post

MUQDISHO :  Agaasimaha Sirdoonka  Turkiga oo booqasho ku yimid dalka.

Muqdisho (Raxanreeb )- Agaasimaha Sirdoonka Qaranka ee dalka Turkiga Ibrahim Kalin ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Waxaa la filayaa inuu la kulmo Madaxda dalka iyo Agaasimaha Sirdoonka Soomaaliya C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe. Safarkiisa ayaa wuxuu daaran yahay iskaashiga iyo xoojinta xiriirka labada Sirdoon ee Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo ay qeyb ka tahay la...

SSC Khatumo oo eedeyn culus u jeedisay Somaliland.
Post

SSC Khatumo oo eedeyn culus u jeedisay Somaliland.

Laascanood (Raxanreeb )- War ka soo baxay maamulka  ugubka ah ee SSC- Khaatumo ayaa lagu sheegay in Somaliland ay wado saansaan colaad oo ay doonayso in markale uu dhaco dagaal dhiig badan  sabab u noqda sida lagu yiri warka. Waxa Somaliland ku eedayay warka ka soo baxay Khaatumo inay colaad sokeeye ka hurinayaan degaanada gobolka...

Mareykanka  & Dowladda oo ka kulmay fadeexdii lunsashada saadka ciidanka.
Post

Mareykanka  & Dowladda oo ka kulmay fadeexdii lunsashada saadka ciidanka.

Muqdisho (Raxanreeb )- Markii uu soo baxday fadeexadii lunsashada saadka ciidanka waxaa markii ugu horeysay kulan magaaladda Muqdisho ku yeeshay saraakiil  kala socda dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka. Taliye Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa Saraakiisha Mareykanka ee qaabilsan Howlgallada gaarka ah wuxuu Kala hadlay inay ka qeyb qaataan dagaalka au ciidamada dowlada kula jirto kooxda Alshabaab Booqashada...

BIRIQ xoolo badan ku baabi’isay gobolka Hiiraan.
Post

BIRIQ xoolo badan ku baabi’isay gobolka Hiiraan.

Beledwayne (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xoolo badan badan oo biri ay ku dishay deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka In ka badan 300 oo neef oo ari ah ayaa dhintay kadib markii ay biriq ku dhacday gobolka Hiiraan , sida ay sheegeen dadka deegaanka u sheegeen warbaahinta. biriqa...

Iskuulada waxbarashada KENYA oo dib loo furayo.
Post

Iskuulada waxbarashada KENYA oo dib loo furayo.

Nairobi (Raxanreeb )- Dowladda Kenya ayaa bilaabeysa dib u furista dugsiyadeeda iyo goobaha kale ee waxbarasho, kadib hal todobaad oo ay dib u dhigtay daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah, iyadoo dhimashada ka dhalatay daadadka tan iyo bartamihii bishii March ee sanadkan ay ka badan tahay  100 qof sida la xaqiijinayo. Dugsiyada qaar ayaa weli...