Muqdisho (Raxanreeb )- Ma cadda wali mowqifka afar madaxwayne oo maamul goboleedyada ah oo la xiriira talabaada uu qaaday madaxwaynaha Soomaaliya ee wax ka bedelka Dastuurka. Maamul goboleedka Puntland keliya ayaa diidmo adag kala hor yimid go’aanka Villa Soomaaliya ee arrimaha Dastuurka oo khilaaf badan uu ka taagan isla markaana uu saxiixay Xasan Sheekh Maxamuud....
Day: April 1, 2024
Catrain “Mustaqbalka Soomaaliya mugdi ayuu ku jiraa haddii…‘’
Garoowe (Raxanreeb )- Mar warbaahinta ay kula hadlaysay Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Catrain Laing ayay sheegtay in muhiim ay tahay in wada hadal iyo is qancin lagu dhameeyo muranka wax ka bedelka Dastuurka. Waxa ay sheegtay haweenaydan in ay muhiim ay u aragto in la qanciyo maamul goboleedka Puntland oo...
SOYAALKA Imaaraatka uu ku leeyahay mahadhooyinkii dalka ka dhacay.
Doha (Raxanreeb )- Soddonkii sano ee ina dhaafay xiriirka Imaaraatka iyo Soomaalidu marxalado kala geddisan ayuu soo maray. 𝐌𝐚𝐫𝐱𝐚𝐥𝐚𝐝𝐢𝐢 𝟏𝐚𝐚𝐝: Daneyn la’aan ay weheliso inyar oo kaalmo bani’aadanimo ah iyo fududeynta dhaqdhaqaaqyada ganacsi. 𝟏𝟗𝟗𝟏/𝟐𝟎𝟎𝟎. 𝐌𝐚𝐫𝐱𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟐𝐚𝐚𝐝: Danayn la’aan ay la socoto in colaadda Soomalida dhexdooda fursad ay kusii dabadheeraato la siiyo. Waa niyad xumi ku...
WARCUSUB : Askar ku waxyeelowday qarax ka dhacay magaalada Muqdisho .
Muqdisho (Raxanreeb ) – Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa qarax maanta lagula eegtay degmada Dharkanlay ee magaalada Muqdisho sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah oo halkaas ku sugan. Qaraxa waxa uu ahaa miino nooca dhulka lagu aaso – waxaana lala eegtay qaar ay saarnaayeen ciidanka dowladda Soomaaliya oo wada maryay. Wararka hordhaca ah ee...
MW Xasan Sheekh oo gaaray degmo kaabiga ay ku hayaan AS.
Xarardheer (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah gaaray degmada Xarardheere ee gobolka Mudug halkaas oo laga saaray kooxd AS. Degmada Xarardheere ee uu Madaxwaynaha gaaray maanta waxaa cabsi badan laga qabay in ay weerar ku soo qaadaan kooxda Al- Shabaab oo markii hore laga fara maroojiyay. Ammaanka ayaa si...
Beesha Caalamka : Khilaafka Dastuurka halagu dhameeyo wada- oggol.
Muqdisho (Raxanreeb )- War ka soo baxay dalalka saxiibada ah ee caawiya Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa looga hadlay , wax ka bedelka Dastuurka ee murankiisa uu ka taagan yahay magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka ayay ugu baaqeen dhammaan saamileyda siyaasadda Soomaaliya in geeddi-socod loo...
Mucaaridka Turkiga oo guulo ka gaaray doorashooyinka dowladaha hoose
Ankara (Raxanreeb )-Xisbiga ugu weyn mucaaridka Turkiga, ayaa guulo waaweyn kasoo hooyay doorashooyinki dowladaha hoos ee Axaddii shalay ka dhacay guud ahaan 81-ka gobol ee dalkaasi. Xisbiga CHP ayaa dib ugu guuleystay guud ahaan magaalooyinka Istanbul, Ankara iyo Izmir, sidoo kalana ka fara-maroogsaday xisbiga talada haya ee AKP magaalooyin uu aad ugu xooganaa isla markaana...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ka sagootiyay Danjirahii Shiinaha
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan sagootin ah, la yeeshay Danjirahii Shiinaha u fadhiyay dalkeenna, Fei Shengchao, kaas oo uu dhammaaday muddo xileedkiisii diblumaasiyadeed, ee uu ka joogay dalka.
NISA oo gacanta ku dhigtay rag waday qaraxyo
Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada Nabad Sugidda NISA, ka sameeyeen gudaha magaalada Muqdisho, kuwaas oo lagu qabtay xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
Safarka MW Xasan ee Galmudug : Dhoolatus dagaal ama isbedel ciidan ?.
Dhuusmareeb (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale dib ugu laabtay deegaanada maamulka Galmudug ka dib markii uu hakad galay dagaalka ka dhanka ah Al- Shabaab. Madaxwaynaha ayaa la sheegay in ujeedka ugu wayn ee Galgaduud ay tahay sidii loo sii ambaqaadi lahaa dagaalka , ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab. Saraakiisha Ciidanka...