Day: April 6, 2024

Home » Archives for April 6, 2024
Macron oo aaminsan in xasuuqii Rwanda wax laga qaban karay balse la hagraday
Post

Macron oo aaminsan in xasuuqii Rwanda wax laga qaban karay balse la hagraday

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa aaminsan in Faransiiska iyo xulafadiisa reer galbeedka iyo dalalka Afrika in "ay joojin kari lahaayeen" xasuuqii Rwanda ee dhacay sannadkii 1994-kii, balse aanay xilligaasi jirin doonis ku aaddan in la joojiyo xasuuqa lagu laayey illaa 800,000 oo qof oo u badan qowmiyadda tuutsiga, sida ay baahisay madaxtooyada dalkaasi Khamiistii.

Puntland oo qaaday Talaabo kale oo ka caraysiisay DFS.
Post

Puntland oo qaaday Talaabo kale oo ka caraysiisay DFS.

Adis Ababa (Raxanreeb )-  Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa gaaray xubno sar sare oo ka tirsan maamul goboleedka Puntland. Wasiirka Duulista Hawada, Cabdillaahi Bile iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa si heer sare waxa waxa loogu sii dhaweeyay magaalada Addis Ababa,  ee dalka Itoobiya. Weftigan Duulista Hawada ee Puntland ayaa la kulmay Wasiir-dowlaha Gaadiidka...

Dowladda : Yaa xilka laga qaadi rabaa Yaase la magacabayaa !
Post

Dowladda : Yaa xilka laga qaadi rabaa Yaase la magacabayaa !

Muqdisho (Raxanreeb )- Warar dheeraad ah ayaa soo baxaya isku shaandhaqayn aad loo hadal hayo oo lagu samayn doono dhawaan Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya. Sida xogaha la sheegaya meelaha ay saamayn doonto isku shaandhaynta ayaa ah Wasaaradaha amniga Qaranka , Arimaha gudaha & wasaaradda arimaha dibadda. Isbedalkan ayaa xukuumadda Soomaaliya samaynaysa ka dib markii maalmo ...

Lix Bilood Kadib Israel oo Ku Hungowday Soo Afjaridda Xamaas 
Post

Lix Bilood Kadib Israel oo Ku Hungowday Soo Afjaridda Xamaas 

Gaza (Raxanreeb )- Magaalada Gaza ee dhulka reer Falastiin ayaa waxaa wali ka socda dagaalka u dhaxeeya Israel iyo Xamaas waxaana laga joogaa Lix bilood marki uu billowday dagaalka ay Israil ku qaadday Gaza, ee u dhaxeeya ciidankeeda iyo dagaalyahannada Xamaas. Dagaalkan oo noqday mid ka mid ah kuwi ugu burburka badnaa ee qarnigan 21-aad...

DEG -DEG : Kooxda AS oo weerar ku qaaday degmada Balcad.
Post

DEG -DEG : Kooxda AS oo weerar ku qaaday degmada Balcad.

Balcad (Raxanreeb )- Wararka saaka laga helayo degmada Balcad ee Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas kooxda Al- Shabaab weerar ay ka gaysteen. Kooxda Alshabab ayaa weerar qaraxyo ku bilowday ku soo qaaday Degmadda Balcad halkaas oo ay gudaha u galeen qeyb ka mid ah Magaaladda. Khasaare ayaa la sheegayaa inuu jiro laakiin lama hayo...