GAZA (Raxanreeb )- Wariyaha Al-jazeera uga soo warrama Qudus, ayaa warbixin toos ah oo u bixinayay wuxuu ku soo daray in weerarka ay caawa qaaday Iran in habka lagu billaabay uu u muuqdo weerarradii uu Ruushka ka fulin jiray. Ukraine, isagoo adeegsanaya isla diyaaradaha ay caawa Iran ku weerartay Israa’iil, wuxuu intaa ku daray inuu...
Day: April 13, 2024
SYDNEY : Faahfaahinta weerar ka dhacay Australia oo loo adeegsaday toorey.
Sydney (Raxanreeb ) – Magaalada Sydney, nin toorrey ku hubaysan ayaa dilay shan qof tiro kalana dhaawacay goob mashquul badan oo laga dukaamaysto halkaas oo ka dhashay jaahwareer iyo kala carar sida ay goob joogayaal sharaxeen. “Waxay ahayd waalli,” ayay tiri haweeney arxagagasan ka muuqday, markii ay sharraxaysay inay aragtay haweeney dhaawac ah oo dhulka...
WARBIXIN | Dagaal BEELEED ka dilaacay – meelo badan oo dalka ah.
Muqdisho (Raxanreeb ) Deegaano badan oo dalka ah waxaa si siman looga soo sheegayaa inay ka jiraan dhibaatooyin ku saabsan , dagaal beeleed kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Gobolka Shabeellaha hoose iyo Baay ayaa ugu badan meelaha hadda laga soo sheegayo dagaalada salka ku haya qabaa’ilka kuwaas oo gaystay khasaare kala duwan oo isugu...
Maxa ku soo kordhay dagaal ka dhacay bartamaha Adis Ababa ?
Adis Ababa (Raxanreeb ) –Warar kala duwan ayaa ka soo – baxaya iska hor imaad ka dhacay wadooyinka magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya halkaas oo ay isku hardiyeen ciidanka Itoobiya iyo kooxda FANA ee dagaalka kala soo horjeeda Xukuumadda Itooiya. Dagaalkan ayaa saacado badan waxa uu ka socday caasimada halkaas oo laga maqlayay jugta...
Mareykanka oo ka walaacsan xiriirka sii-xoogeysanaya ee Ruushka iyo Koonfur
Washington ( Raxanreeb )-Dowladda Mareykanka ayaa walaacsan xiriirka laba geesoodka ah ee sii xoogeysanaya ee u dhaxeeya dowladda Koonfur Afrika iyo Ruushka, taas oo sare u sii qaadaysa awoodda Qaaradda Madoow ay ku yeelanayso Moscow. Congress Mareykanka ayaa dhowaan meelmariyay sharciga dib u eegsita xiriirka laba-geesoodka ah ee sii xoogeysanaya ee Koonfur Afrika iyo Ruushka,...
Shariif Shariif ‘’ Waa fashilmay wadahadalkii aniga iyo MW Xasan ‘’
Nairobi (Raxanreeb ) –MW hore Shariif Sheekh Axmed ayaa ku dhawaaqay in uusan jirin wax xal ah oo kasoo baxay shirkii ay Odayaasha dhaqanka iyo Ganacsatada beesha Mudulood isku dayeen in ay iskugu keenan isaga iyo MW Xassan Sheekh, kaas oo ka dhacay guriga mid kamid ah ganacsatada qadiyadan ku howlanaa. Qoraal uu soo saaray...
Soomaaliya oo beenisay in ay kawada hadleen Xasan Sheekh iyo Ruto arrimaha Badda
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ay kasoo saartay warbixin lagu daabacay Wakaaladda Wararka Reuters, ku tilmaamtay mid waxba kama jiraan ah, taas oo la xiriira arrimaha Badda in ay kawada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo William Ruto.
Diblamaasi muddo 40 sano ah jaajuusayay dowladda Mareykanka oo 15 sano lagu xakumay
Diblamaasi hore oo Mareykan ah ayaa Jimcihi lagu xakumay 15 oo xarig ah, kaddib marki uu qirtay inuu jaajuus u ahaa Dowladda Cuba.