Day: April 14, 2024

Home » Archives for April 14, 2024
Post

Somali pirates say ship freed after $5m ransom paid

Somali pirates have released a hijacked ship, MV Abdullah, and its crew of 23 after a $US5 million ($A7.7 million) ransom was paid, according to two pirates. “The money was brought to us two nights ago as usual … we checked whether the money was fake or not,” Abdirashiid Yusuf, one of the pirates, told...

Wararkii ugu dambeeyey ee weerarka ay Iran ku qaadday Israa’iil
Post

Wararkii ugu dambeeyey ee weerarka ay Iran ku qaadday Israa’iil

Iran ayaa xilli dambe oo Sabtidii ah, waxay weerar aargudasho ah ku qaaday gudaha Israa'iil, hase ahaatee ciidamada milateriga ee Israa'iil ayaa sheegay inay soo rideen qaybo badan oo ka mida gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee ay Iran u adeegsatay weerarkan, ka hor intii aanay soo gaadhin hawada Israa'iil, sida ay baahisay wakaaladda wararka ee AP.

Golaha ammaanka ee Q.M oo kulan deg deg ka yeelanaya weerarka lagu qaaday Israel.
Post

Golaha ammaanka ee Q.M oo kulan deg deg ka yeelanaya weerarka lagu qaaday Israel.

NewYork (Raxanreeb )-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa manta oo Axad ah kulan deg deg ah waxaa ay ka yeelan doonaan xaaladda kasoo korortay gobolka Bariga dhexe, kadib weerarkii seqdhexe xalay Iran ku qaaday gudaha Israel. Fadhigaan uu iclaamiyay Xoghayaha guud ayaa waxaa gadaal ka riixaya dowladaha Mareykanka, Ingriiska iyo Faransiiska, iyagoo doonaya in iran...

Iran oo warqad u dirtay Q.M maxay ka hadashay ?
Post

Iran oo warqad u dirtay Q.M maxay ka hadashay ?

Iran (Raxanreeb )- Dowlada iran ayaa dhambal ay qaramada Midoobay u dirtay ku cadeeysay mowqifkeeda weerarki Israil ku qaaday qunsiliyadooda Siria. Waxay dhaheen waxaan Xaq u leenahay in aan difaacno dowladnimadeena iyo in aan ilaalino danaheena caalamka anaga oo aan marnaba aqbali karin daan daansiga nooga imaanaya israil. Waxay iska fogeeyeen in ay rabaan in...