Muqdisho (Raxanreeb )- Caalamul Islaami ayaa maanta si isku mid ah waxaa looga dabaaldegayaa munaasabadda Ciidul Fidri oo maanta ku began, kadib 30 maalmood oo bisha Ramadaan ah. Meelaha sida weyn looga ciidayo ayaa waxaa kamid ah guud ahaan dalka oo aysan jirin in sanadkaan la isku khilaafay bisha Shawaal bilshadeed oo xalay koow aheyd....
Day: April 10, 2024
Dowladda UK oo Soomaaliya ka cafisay deyn aad u fara badan.
UK (Raxanreeb)-Arrinkan ayaa yimid kadib kulan muhiim ah oo ay maanta wadayeesheen Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo masuuliyiinta Safaaradda UK ee Muqdisho, Soomaaliya, xilli dhowaan Somaaliya laga cafiyay deymihii lagu lahaa. Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Safiirk kuxigeenka UK ee Soomaaliya...
MW Xasan Sheekh ‘’ Dalka wuxuu aadayaa doorasho qof & cod ‘’.
Muqdisho (Raxanree )- Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabada Ciidul Fitriga ka dib markii ay dhamaatay bishii barakeysneyd ee Ramadaan oo maanta ku ekeyd. Xassan Shiikh ayaa sidoo kale ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, dagaalka Al shabaab, arrimaha doorashooyinka, dastuurka, khilaafka Somalia iyo Itoobiya iyo waliba Ilaalinta madaxbanaanida. Hambalyada...
Raxanreeb Hambalyo Ummadda Soomaaliyeed : Maalinta kowaad ee ciida.
Muqdisho (Raxanree )- Magaalada Muqdisho iyo meelo badan oo dalka ah iyo caalamka waxaa maanta loogu dabaal degayaa maalinta kowaad ee ciidul Fidriga. Magaalada waxaa buux dhaafiyay dad badan kuwaas oo isugu hambalyaynayaa maalinta farxada badan ee Ciidul- Fidriga. Ammanaka ayaa ciidanka Dowladda Soomaaliya dadaal ay ku bixinayaan sidii ay wax ugu qaban lahaayeen maadama...