Muqdisho (Raxanreeb )- Duqeyn madaafiic ayaa hadda ku socota magaalada Muqdisho waxaana la maqlaya dhawaqa hubka culus. Duqeynta xooggeeda ayaa lagu garaacay madaxtooyada dalka iyo qeybo caasimadda ka mid ah. Dadka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay maqlayaan daranka hoobiyaasha ku dhacaya meelo badan oo caasimadda ah. Si rasmi ah looma khasaaraha ka dhashay weerarkan hoobiyaasha...
Day: April 8, 2024
Maxay tahay “Khatarta amni ee ku soo wajahan Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Safaaradda 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 ee Soomaaliya ayaa maanta soo saartay digniin la xiriirta xaaladda amni ee Muqdisho ,taasi oo lagu muujiyay cabsi laga qabo weeraro ay kooxda Al- Shabaab la damacsantahay xarumo dowladeed oo Muqdisho ku yaalla. Warkan kasoo baxay safaaradda ayaa lagu sheegay in la helay xog ku saabsan weerarro ka dhan...
SSC Khaatumo oo markii ugu horeysay fulisay xukun dil toogasho ah.
Laascanood (Raxanreeb )- Fagaare ku yaala magaalada Laasacnood ee gobolka Sool waxaa lagu toogtay Mowliid Maxamed Jaamac oo magaaladaas ku dilay AUN marxuum Korneel Maxamuud Cali Xade. Waa dilkii ugu horeyay ee Maxkamada darajada kowaad ee SSC- Khaatumo ay rido tan iyo markii la unkay maamulkaas oo dagaal la galay Somaliland. Fagaaraha xukunka dilka ah...
Ma shil diyaaradeed ayaa ka dhacay Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho ?
Muqdisho (Raxanreeb )- Warar goor dhaw soo baxay ayaa sheegaya in shil diyaaradeed maanta oo Isniin ah ka dhacay Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Warbaahinta qaar ayaa baahiyay warar la xiriira , in Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wasaaradda Gaadiidka Xukuumadda Soomaaliya ayaana warkaasi ay baahiyeen warbaahinta qaar ku tilmaantay mid been abuur...
US point out gaps in Kenya’s financial management system portal
The United States says Kenya’s Integrated Financial Management Information System (Ifmis) is vulnerable to manipulation and hacking, leading to loss of billions of shillings of taxpayer money. The Office of the United States Trade Representative (USTR) says in a new report that Ifmis faces multiple risks that have been highlighted by American firms doing or...
Sucuudiga oo war ka soo saaray maalinta ciidda
Maxkamadda sare ee Sacuudiga ayaa bayaan ay soo saartay ugu baaqday dadka deegaanka inay soo sheegaan aragtida dayaxa oo ay la socodsiiyaan maamullada ay kala leeyihiin.
US point out gaps in Kenya’s financial management system portal
The United States says Kenya’s Integrated Financial Management Information System (Ifmis) is vulnerable to manipulation and hacking, leading to loss of billions of shillings of taxpayer money. The Office of the United States Trade Representative (USTR) says in a new report that Ifmis faces multiple risks that have been highlighted by American firms doing or...
Al-Shabaab oo weerar ay damacsanaayeen laga hortagay
Faah faahino dheeraad ah, ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay duqeymo diyaaradeed oo maanta ka dhacay qaybo kamid ah koonfurta gobolka Mudug halkaas oo lagu beegsaday kooxda Al-Shabaab.
Dowladda Xasan Sheekh oo khilaaf kale lugaha la gashay.
Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo laba sanno ku dhaw ayaa wajahaysa cadaadisyo kale oo dhanka khilaafaadyada siyaasadda ah taas oo laga digayo sii socoshadiisa. Dowladda Soomaaliya ayaa khilaafka ugu daran waxa ay kala kulantay , wax ka bedelka Dastuurka KMG ah oo ay maamulada diiday ka mid ah maamul goboleedka Puntland....
Maxay dhibsadeen beeralayda miiraa ee Kenya ?
Nairobi (Raxanreeb )-Beeralaydka Khaadka ee Miiraa ayaa sheegaya in ay wajahayaan dhibaatooyin badan oo kaga imaanayo koox gaar ah oo doonaya inay caraqaladeeyana shaqadooda . Iyaga oo warbaahinta la hadlayay beeralayda khaadka ayaa shaaca ka qaaday in ay tahay talaabadaas mid lagu doonayo in lagu wiiqo ganacsigooda , iyaga oo baaq u diray dowladda Kenya....