Qatar ayaa maanta sheegtay in hoggaanka siyaasadeed ee Xamas ay ku sii nagaan doonaan Doha inta joogitaankoodu uu faa’iido u leeyahay dadaallada dhex-dhexaadinta ee looga dan leeyahay in lagu soo afjaro dagaalka Gaza.
Day: April 23, 2024
Turkiye to drill for oil off Somali coast next year.
Turkiye and Somalia signed an offshore oil and natural gas cooperation deal last month, further strengthening ties after agreeing a defence deal this year. According to the Turkish Ministry of Foreign Affairs, bilateral trade volume with Somalia reached $187.3 million in 2018 and $250.85 million in 2019. The total value of Turkish investments in Somalia...
Mogadishu objections to Somaliland deal a “hiccup”: senior Foreign Affairs advisor
Ethiopia remains steadfast in its commitment to the Memorandum of Understanding (MoU) signed with Somaliland and the recent furor in Mogadishu over the deal is nothing more than a temporary setback, according to Abdulaziz Ahmed Adem (Amb.), chief advisor to the National Intelligence and Security Service and an advisor to the Ministry of Foreign Affairs....
Princess Kate finally releases ‘new unedited’ photo of Prince Louis to mark sixth birthday
Princess Kate has finally released a “new unedited” photo of Prince Louis to mark his sixth birthday. GB News understands the Prince and Princess of Wales are grateful for the birthday messages they have received for Prince Louis who is celebrating his sixth birthday today. A “new unedited image” was taken in the last few...
XOG : Axmed Madoobe & Xasan Sheekh oo arrimo dhaqaalle isku mari waayay.
Kismaayo (Raxanreeb )- Magaalada Mudisho ilaa iyo hadda waxaa soo gaaray madaxda maamul goboleedyada qaar marka laga reebo Puntland iyo Jubbaland ee hoggaamiyaasha Saciid DENI iyo Axmed Madoobe. Madaxda Maamul Gobaleedyada Koonfurgalbeed, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa sugan magaalada Muqdisho waxaana la sugayaa Axmed Madoobe oo xogo dheeraad ah ka soo baxaya imaanashihiisa Muqdisho. Shirka Maamul...
PUNTLAND : Iska hor imaad khasaare gaystay oo ka dhacay Garoowe.
Garoowe (Raxanreeb )- Wararka Raxanreeb ay ka helayso magaalada Garoowe ee Puntland ayaa sheegaya in maanta oo Talaada ah uu ka dhacay xaafado ka mid ah magaaladaas. Sida wararka ay sheegayaan Iska hor imaadka ayaa dhexmaray rag hubeysa kana dhashay is qabqabsi dhanka dhulka ah oo la isu qabsaday . Waxa uu ka dhacay iska...
Shir diyaaradeed khasaare gaystay oo ka dhacay Malaysia.
Malaysia (Raxanreeb )- 10 ka mid ah shaqaale diyaaradeed ayaa dhintay ka dib markii ay isku dhaceen laba diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah oo ay leeyihiin ciidamada badda ee Malaysia, kuwaas oo si xun u burburay. Ciidamada badda ee Maleesiya ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay in labada diyaaradood ay isku dhaceen...
Heshiiska difaaca Soomaliya & Turkey : Markab dagaal oo ku soo xirtay Dekada Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb )- Dekadda magaalada Muqdisho waxaa ku soo xirtay markab nuuca dagaalka ah oo leedahay dowladda Turkiga, markabkan ayaana qeyb ka noqon doona maraakiibta dagaalka Turkiga ee ilaalin doona xeebaha Soomaaliya. Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa horey u kala saxiixday heshiis ciidamada badda Turkiga ku xaqiijinayaan amniga xeebaha iyo biyaha Soomaaliya, kaddib heshiiskii carada...
Sunak ‘’Sogalootiga Rwanda ayaa la gaynayaa si deg deg ah ‘’.
London (Raxanreeb )- Raiisel wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa ballan qaaday Isniintii in duulimaadyadii ugu horreeyay ee waddanku u masaafuriyo Rwanda ay ku bixi karaan 10-12 toddobaad gudahood. Sunak ayaa hadalkaan ka sheegay shir jaraa’id, isagoo kiiskiisa si toos ah ugu gudbiyay dadweynaha ka dib markii uu wacad ku maray usbuucii hore in baarlamaanku uu...