Warar dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya howlgal ay maanta ciidamada amniga ee dowladda Soomaaliya, ka sameeyeen xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.
Day: April 9, 2024
Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday xero ku taalla Kenya
Faah faahino dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya weerar culus oo ay maanta dagaalyahanada Al-Shabaab ku qaadeen meel u dhow magaalada Mandera ee dalka Kenya.
Cabsi xooggan oo ka jirta garoonka Muqdisho oo u baaqdeen diyaaradihii caalamiga ahaa
Warar dheeraad ah, ayaa laga helayaa magaalada Muqdisho, kaas sheegaya in maanta diyaaradaha caalamiga ah, ee imaan jiray caasimada ay joojiyeen gebi ahaanba duulimaadyadii tooska ahaa ee ay ku ku imaan jireen garoonka caalamiga ah, ee Aadan Cadde Airport.
Turkiga oo joojiyay badeecadaha u dhoofin jiray Israa’iil.
Istanbul (Raxanreeb )- Turkiga ayaa maanta joojiyay dhoofinta qaar ka mid ah badeecooyinka loo dhoofiyo YH ,badeecooyinka la joojiyay waxaa kamid ah aluminium-ka, birta, sibirka iyo qaar kale. Wasaaradda ganacsiga Turkiga ayaa sheegtay in Israa’iil ay sii waddo “inay si bareer ah ugu xad gudubto sharciga caalamiga ah”, iyadoo iska dhego tirtay baaqyada xabbad joojinta...
Booliska oo doonaya in si nabad ah loogu ciido Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay qaadi doono talaabooyin ay ku sugayso , amniga caasimada inta lagu guda jiro maalmaha ciida ee dadku ay dabaal degayaan . Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in waddooyinka muhiimka ay dhigi doonaan ciidamo dheeraad ah waxaana uu soo saaray digniino ku saabsan raacida gadiidka. Waxa...
Ammaanka garoonka Muqdisho iyo goobo kale oo la adkeeyay.
Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho, waxaa hakad la galiyay duulimaadka diyaaradaha caalamiga ah ee Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho cabsi jirta darted. Waxa ay arrintaani kusoo aadaysaa ayada oo safaaradda Mareykanka ee Nairobi ay faafisay digniino amni oo la filan karo, maalmaha ina soo aadan in ay ka dhacaan caasimadda Muqdisho. Maanta oo Talaada ah...