Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in maalmihii lasoo dhaafay ay dagaalyahannada Al-Shabaab, soo buux dhaafiyeen agagaarka degmada Balcad ee Shabeellaha Dhexe.
Day: April 16, 2024
Israa’iil oo ku adkaysatay inay jawaab ka bixinayso weerarkii Iran
Israa'iil ayaa u muuqata inay go'aansatay inay qaaddo tallaabo ay kaga aargudanayso ciidamada milateriga ah ee Iran, iyo qaar ka mida taageerayaasheeda gobolka bariga dhexe ku sugan, ka dib weerarkii ay Iran ku qaaday dalkan Yuhuudda ah.
“Somali heshiis ah ‘’ -Halku dheggii MW Xasan xaguu ku dambeeyay ?.
Muqdisho (Raxanreeb )-Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ololahiisa waxa uu ku galay hal dhig ahaa Soomaali Heshiis ah dunidana la heshiis ah. Hal 0 ku dhigaas ka dib waxa la sheegay in Madaxwaynaha Soomaaliya uusan ka dhabayn arintaas taas bedelkeedana dadka ay kala fogaadeen aysan jirin wax heshiis ah. Hadaba aan dib u eegno...
Al-Shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ATMS kuleeyihiin Shabeellaha Hoose
Warar dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo sheegaya in maanta dagaal xooggan oo u dhexeeya dagaalyahannada Al-Shabaab, iyo ciidamada howlgalka ATMIS uu ka dhacay degmada Janaale, ee gobolkaasi.
SJS denounces the acts of sabotage and invasion of privacy directed on its bank accounts
MOGADISHU, Somalia, 14 April 2024 – The Somali Journalists Syndicate (SJS) condemns the acts of sabotage and breaches of privacy targeted at our bank accounts, aimed at hindering our operations. On Saturday, 13 April 2024, SJS received an email notification from our bank indicating that SJS bank accounts were “frozen” following a letter issued by the...
Nairobi ma waxay noqotay saldhiga mucaaradka MW Xasan Sheekh ?.
Nairobi (Raxanreeb )- Siyaasiinta sida aad ah u diidan hoggaanka Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan waqtigan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Waxa magaalada ka socda shirar siyaasadeed kuwaas oo diirada lagu saarayo sida xal looga – gaari karo halka dalka uu u jihayay madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah Xasan Sheekh Maxamuud. Maalmo ka...
Dowladda Soomaaliya & IMF oo qodobo muhiim ah isla meel dhigay.
Washington (Raxanreeb )- Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC, halkaas oo lagu qabanayo shirka xiliga gu,ga (Lix biloodlaha) ee IMF iyo Banging Adduunka oo socon doona muddo hal asbuuc ah. Ka hor furitaanka shirka loo dhan yahay, wafdiga Wasiirka Maaliyaddu waxa ay maanta kulan...
SOYAAL : Cudadda ciidan ee Iraan oo xurguf ay kala dhaxayso Israa’iil.
Tehran (Raxanreeb )- Iiraan waa dal islaami ah oo dhaca koofurta galbeed ee qaaradda Aasiya, waxayna soohdin la wadaagtaa 9 dal oo kala ah armeeniya, Asarbijaan, Ruushka,turkumanistaan, kasagistaan, bakistaan, Afgaanistaan, Turkiga , iyo Ciraaq. Sidoo waxaa daanta koofureed ka xiga laba gacan oo kala ah gacanta beershiya, iyo gacanka cumaan, waana aag muhiim ah oo...
WARCUSUB : Askarta Israel oo gudaha u galay magaalooyinka Daanta Galbeed.
GAZA (Raxanreeb )- Wararka maanta oo Talaada laga helayo marinka GAZA ayaa sheeaya in Ciidamada Israel gudaha ay u galeen magaalooyinka Daanta Galbeed, iyadoo dadka degan ay sii wadaan weerarada ka dhanka ah Falastiiniyiinta Ciidamada Israa’iil ayaa weerar ku qaaday Tulkarem iyo Jenin halka weerarrada dadka Israa’iil laga soo sheegay goor hore oo dhowr ah...
MUQDISHO : Kulalaykii ugu darnaa ayaa ka jira !!
Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxaa ka jira kulayl daran kaa soo sababay in waqtiyada qaar uu hakad galo isu socodka dadwaynaha ee magaalada Muqdisho. Dhibatadaas ka sakow waxa magaalada Muqdisho kulaylka jira uu ku keenay inay dilaacaan cuduro badan sida Shuban biyood iyo daacuun Calooole sida ay sheegeen dhaqaatiirta magaalada Muqdisho. Tiro badan oo...