Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhiggeeda dalka Kenya, uga tacsiyeysay geerida Taliyihii Ciidamada Kenya, oo galabta ku geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay dalkaasi.
Day: April 18, 2024
Puntland & Beesha Caalamka oo ku kulmay Nairobi – Ujeedka Akhriso.
Nairobi (Raxanreeb ) – Waxaa magaalada Nairobi ku qabsoomay Shir dhexmaray Dowladda Puntland iyo Beesha Caalamka oo heer Wasiir ah, Kaasi oo uu Shir-guddoomiyey Wasiirka Qorsheynta Dowladda Puntland Mudane Daa’uud Maxamed Cumar. Kulanka ayaa looga hadlay mashaariicda horumarin iyo Kuwa bani’aadantinimo ee ay Puntland ka taageeraan iyo Sidii loo xoojin lah wadashaqeynta, Iyadoo Wafdigu la...
DEG -DEG : Degmada Qoryoolay ee Sh.Hoose oo dagaal ku waabariistay.
Qoryoolay (Raxanreeb )- Wararka Raxanreeb ay ka helayso degmada Qoryoolay ee Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in halkaas saaka markale dagaal uu ku dhaxmaray laba maleeshiyo beeleeed . Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu si gaar ah uu uga socdo Xaafada Buula Siidow ee degmadaasi . Lama oga illaa hadda khasaaraha ka dhashay dagaalka waxaana gabi...
Wararki ugu danbeeyay ee xaaladda Bariga Dhexe
Kaddib marki uu la kulmay wasiirrada arrimaha dibadda Ingiriiska iyo Jarmalka, ayuu ra’isulwasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu Arbacadi shalay ka shanqariyay, in Israel ay iyadu qaadan doonto go’aannadeeda ku aadan sida ay isu difaaceyso.
Xasan Sheekh oo qaabilay Wiil Soomaali ah oo soo hoyiyay guul taariikhi ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Madaxtooyada ku qaabilay wiil dhallinyaro ah, oo lagu magacaabo, Cabdullaahi Jaamac Maxamed, oo kaalinta 2-aad ku guuleystay billadda qalinka ah tartanka orodka 5000m ee Ciyaaraha Guud ee Qaramada Afrika, oo lagu qabtay dalka Ghana.
SSC – Khaatumo & Somaliland oo laga cabsi qabo inay dagaalamaan.
Laascanood (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo – baxaya xiisad la sheegay inay u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo maamulka SSC – Khaatumo , waxaana lagu soo waramayaa in qarka loo saraan yahay in dagaal uu dhaco. Somaliland ayaa boqolaal dhallinyaro ah oo ay sheegtey in tababar u soo xirtay keenteay furimaha la isku...