Gantaallo laga soo tuuray Woqooyiga Ciraaq ayaa habeenkii Axadda lagu weeraray saldhig ay Suuriya ku leeyihiin isbaheysiga Mareykanka uu hoggaamiyo, sida ay ku warrameen ciidamada amniga Ciraaq.
Day: April 22, 2024
Abwaan tagay Jilib oo ku biiray Al-Shabaab
Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in Al-Shabaab isku dhiibay Abwaan Maxamuud Maxamed Ibraahim oo loo garan ogyahay (Jeesto), oo kamid ahaa dhallinyarada kasoo jeeda gobollada Waqooyi, gaar ahaan magaalada Hargeysa, kaas oo muddooyinii ugu danbeeyay joogay gudaha magaalada Muqdisho.
Wakiilka QM Catriona Laing oo shaqada ka tagaysa , maxaa sababay ?
Muqdisho (Raxanreeb )- Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Catriona Laing, ayaa la xaqiijiyay in shaqada ay ka tagaysa bisha May. Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka codsadeen Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay in la beddelo Catriona Laing oo hal sano. “Waxaan kalsooni buuxda...
Amniga caasimadda oo markale oo faraha ka baxaya- HADDII !.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Degmooyin ka mid ah magaalada Muqdisho waxaa ka jira falal amni daro oo ay wehliyaan dilalkla loo gaysanayo dadka shacabka ee aan waxba galabsan. Dilalka hadda ku soo kordhay caasimadda waxa ka mid ah dilalka qorshaysan oo aan ilaa iyo hadda la ogayn cida fulinaysa inkastoo dowladdu ay sheegayso inay dadaalo...
MUQDISHO : Xaafadaha Saypiano ma dagaal ay ka dhici doona ‘’XOG “.
Muqdisho (Raxanreeb )- Shir u dhaxeeyay madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Odayaasha dhaqankam Xaafadaha Saypiano ayaa fashil uu ku dhamaaday sida ay sheegayaan xogaha Raxanreeb ay helayso. Waxaa looga hadlayay shirkan rabashado ka dhashay go’aan dowladda Soomaaliya ay ku doonaysay in la baneeyo xaafadaha Saypiano gaar ahaan dab- damiska oo amar uu...
ICRC Kenya ‘’ Dad badan ayaa halis ugu jira roob ka da’au Kenya ‘’.
Nairobi (Raxanreeb )-Roob lixaad leh oo kala jaray waddooyin iyo magaalooyin ka mid ah dalka Kenya ayaa ka da’ay dalkaas sida ay soo wariyeen warbaahinta dalkaa ka howlgasha. Gadiid badan oo u kala gooshi lahaa waddooyin badan oo dalkaas ayaa la sheegay inay ku xaniban yihiin magaalada caasimadda ah ee Kenya waxaana jarmay waddooyin muhiim...