Ardayda Jaamacadda Columbia University, oo ah ardadi billowday bannaanbaxyada lagu taageerayo Falastiin ee ka socda dhowr jaamacadood oo ku yaalla gudaha Mareykanka, ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan mudaaharaadka.
Day: April 27, 2024
Qaraxyo ka dhacay Muqdisho oo ay ku dhaawacmeen in kabadan saddex qof
Warar dheeraad ah, ayaa laga helayaa qaraxyo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmooyinka Waaberi, Boondheere iyo degmada Yaaqshiid, ee gobolka Banaadir.
Wasiirka Gaashaandhig oo ceeb dhax fadhiya !.
Muqdisho (Raxaneeb )– Markii ay soo baxday in la lunsaday Saadkii ciidanka gaarka ah ee Danab ee dowladda Soomaaliya waxa isa soo tarayay dhaleecaynta loo jeedinayo dowladda Soomaaliya. Waxaa farta lagu fiiqay durbadiiba Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Jaamac oo laga dalbaday inuu bixiyo jawaab deg deg ah oo ku haboon lunsashada saadka ciidanka. Guddiga...
Maxay tahay cabsida & qayla – dhaanta ka jirta nagaalada Beledwayne ?.
Beledwayen (Raxanreeb ) – Wabiga Shabeelleee dhaxmara gudaha magaalada Baledweyne ayaa saacadihii lasoo dhaafay keenay biyo badan taaso cabsi xoogan ku abuurtay dadka ku nool xaafadaha Baledweyne. Qoysas badan oo ku sugan magaalada Beledwaye ayaa sheegay in qarka ay u saaran yihiin in ay ka baxaan xaaafadaha ay ku nool yihiin wabiga oo biyo badan...
Al- Shabaab oo dib ula wareegay deegaano hor leh oo Sh.Dhexe ah.
Mahaday ( Raxanreeb ) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya deegaano ka tirsan Shabeellaha dhexe oo ay dib ula wareegeen kooxda Al- Shabaab halkaas oo dagaalo ay ka dhaceen.Dagaalka oo ahaa mid aad u culus ayaa lagu soo waramayaa in kooxda Al- Shabaab ay ugu suurtagashay in ay qabsadeen deegaano muhiimb ah oo...
Soomaaliya : 770,000 Qof oo Khatar ku jirta noloshooda.
Muqdisho (Raxanreeb )- Xilli lagu gudajiro bilowga xilli-roobaadka Go’ga ee dhowaan bilaabay curashada ayaa waxaa soo kordheysa cabsida laga qabo inuu saameyn ku yeesho dadka danyarta ah. Tani waxay daba socotaa daadadkii taariikhiga ahaa ee xilliga Deyrta ee Oktoobar illaa December 2023 ee El-Niño oo saameyn ku yeeshay 36 degmo, kaas oo saameeyay 2.5 milyan...
MUQDISHO : Xildhibaan lagu dilay & Shabaab oo sheegtay.
Muqdisho (Raxanreeb )- Koox hubaysan degmada Shibis ee magaalada Muqdisho waxaa ay ku dileen xildhibaan hore ee heer maamul goboleed sida ay sheegeen , qaar ka mid ah dad goobjoogayaal ah. Xildhibaankan lagu dilay Shibis ayaa ka tirsanaa Baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaana kooxda dilka fulisay ay isaga baxsadeen goobta. Sida ay sheegayaan...