Day: April 21, 2024

Home » Archives for April 21, 2024
SAADAAL  & XOG : Ma qabsoomi doonaa shirka madasha wadatashiga Qaran ?
Post

SAADAAL  & XOG : Ma qabsoomi doonaa shirka madasha wadatashiga Qaran ?

Muqdisho (Raxanreeb ) – Tan iyo markii uu dib u dhac  ku yimid shirka madasha wada-tashiga Qaran waxaa soo baxaya warar kala duwan oo la xiriira in dib markale loo balami doono iyo in kale. Shaki badan ayay leeyihiin saadaalayaashu arrimaha siyaasadda ayaa ku gadooman suurtagalnimada in markale la shaaciyo qabsoomida shirka madasha oo muhiim...

Bilinken oo booqanaya Shiinaha
Post

Bilinken oo booqanaya Shiinaha

Xoghaya Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa lagu wadaa in todobaadkan uu u safro dalka dalka Shiinaha, xilli ay xukumadaha Washington iyo Beijing isku dayayaan in ay sii wadaan xiriirkooda aanan adkeyn, inkasta oo uu jiro kala duwanaasho mug weyn oo dhinacyo badan leh.

Post

Ukraine Russia war: US House passes crucial aid deal worth $61bn

The House of Representatives has finally approved billions of dollars in new US military aid for Ukraine to help combat Russia’s invasion. The much-delayed measure had vocal opponents in Congress and it took a fragile bipartisan deal to get the $61bn (£49bn) package through. Republicans said more than a third would be dedicated to replenishing...

ADIS ABABA : Kumannaan Itoobiyaan ah oo guri la’aan ah + sababta.
Post

ADIS ABABA : Kumannaan Itoobiyaan ah oo guri la’aan ah + sababta.

Adis Ababa (Raxanreeb )- Dagaalka ka dhashay muranka dhulka ee xudduudaha gobollada Tigray iyo Amhara ayaa barakiciyay ku dhowaad 29,000 oo qof, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Dagaalka ayaa billowday toddobaadkii lasoo dhaafay wuxuuna u dhaxeeyay ciidamada labada gobol ee degmada Raya Alamata, oo ay labada dhinacba sheegtaan. Saraakiisha ku sugan gobolka Amhara ayaa ku...

Post

Raila: Kenyans want thorough probe into chopper crash

Opposition leader Raila Odinga has called for thorough investigations into the helicopter crash that killed Chief of Defence Forces General Francis Ogolla and nine other military officers. Speaking at Ulinzi Sports Complex in Lang’ata, Nairobi during military honours and memorial service on Saturday, Raila said the investigations should establish why the helicopter came down. “Because...

Somaliland oo ka carootay war ka soo baxay dalalka G7
Post

Somaliland oo ka carootay war ka soo baxay dalalka G7

Hargaysa (Raxanreeb )- War qoraal ah oo ka soo baxay xukuumadda Somaliland ayaa lagu sheegay in wax laga xumaado ay tahay hadalkii ka soo yeeray dalalka G7 oo ay ku soo fara galiyeen heshiiska ay wada gaareen Somaliland iyo Itoobiya. Waxa lagu sheegay warka ka soo baxay Somaliland in warka ka soo yeeray G7  uu...

Post

The Turkish government announced the doubling of oil drilling in Somalia.

Turkey’s Minister of Energy and Natural Resources Alparslan Bayraktar, expressed hope for the successful execution of the DFS-Turkey agreement on cooperation in oil exploration and production in Somalia reached last month in a special interview with Turkish media on Friday, NTV. The Turkish Minister of Energy and Natural Resources said that oil drilling off Somalia’s...