Day: April 15, 2024

Home » Archives for April 15, 2024
SAADAAL : Bariga dhexe oo laga cabsi qabo inuu holco.
Post

SAADAAL : Bariga dhexe oo laga cabsi qabo inuu holco.

Gaza (Raxanreeb )- Dagaalka Israel ay ka wado Gaza, waxaa hadda ku soo biirtay Iiran oo dhawaan duqeyn loo geystay qunsiliyadeeda Dimishiq Suuriya looga dilay 7 xubnood oo ka tirsan ilaalada kacaanka Iiraan, weerarkaas kadib xukuumadda Iiran waxa ay wacad ku martay in ay ka bixin doonto jawaab culus. Haddaba, jawaabta Tehraan oo maalmahanba laga...

Post

Tanzania floods kill nearly 60 in first half of month

Nearly 60 people have died since the start of this month in heavy rains and flooding that has hit several parts of Tanzania, the government said. The coastal region of the East African country is one of the worst affected, with floods damaging thousands of farms there, Mobhare Matinyi, the government spokesperson, said in a...

PUNTLAND ‘’Dastuurka cusub ee dalka waxa uu abuurayo keli-talisnimo ‘’.
Post

PUNTLAND ‘’Dastuurka cusub ee dalka waxa uu abuurayo keli-talisnimo ‘’.

Garoowe (Raxanreeb)- Maamul goboleedka Puntland ayaa markale ku celiyay diidmadiisa wax ka bedelka Dastuurka taas oo keentay in ay sii kala fogaadaan dowladda Federaalka ah ee maamul goboleedka Puntland. Hadal uu jeediyay Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Xuseen Cusmaan Lugatoor ayuu sheegay in ay muuqanaysa in dowladda Soomaaliya aysan doonaynin in ay ka soo dabacdo...

Puntland oo dhaleeceysay Shiikh Umal iyo Shiikh Cali Wajiis.
Post

Puntland oo dhaleeceysay Shiikh Umal iyo Shiikh Cali Wajiis.

Garoowe (Raxanreeb )- Maamul goboleedka Puntland ayaa weerar ku qaaday  , Sheekh Umul iyo Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed kuwaas oo ku kala sugan Muqdisho o iyo Nairobi. Wasiirka warfaafinta maamul goboleedka Puntland Dirir oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay in  Culumada qaar  ay yihiin kuwo dhibaato  u joog...

Digniin ka soo baxaysa kooxaha reer Galbeedka ka dib weerarkii Israa’iil.
Post

Digniin ka soo baxaysa kooxaha reer Galbeedka ka dib weerarkii Israa’iil.

Gaza (Raxanreeb )  – Dalal badan oo reer Galbeed ah aadna ugu dhaw Israa’il ayaa walaac badan waxa ay ka qabaan xiisada sii kordaysa ee Israa’iil iyo Iiraan waxaana soo baxaya diginin ka dhan ah dagaalka. Xiisada Iiraan iyo  Israa’iil ayaa keenay   in siyaasadda caalamka u jihaysato  dhanka Israa’iil taas oo ka dhalatay xiisada iyo...

KAYMAHA Nugaal oo gubtay & faahfaahin ka soo baxaysa.
Post

KAYMAHA Nugaal oo gubtay & faahfaahin ka soo baxaysa.

Qardho (Raxanreeb )-  Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dab xoogan oo ka kacay kaymaha gobolka Nugaal ,halkaas oo   inta badan ay gubteen dhir aad  badan  waxaana u uku sii fiday kaymo kale oo hor leh. Kulalaylaha xad dhaafka ah ayaa loo sababaynaa inuu ka bilowday dabka ka kacay saacadihii la soo dhaafay kaymaha...

Abshir Gaarane oo shil gaari ugu geeriyooday Muqdisho
Post

Abshir Gaarane oo shil gaari ugu geeriyooday Muqdisho

Allah ha u naxariistee Abshir Gaarane Axmed, oo mar ka tirsanaa Fanaaniinta Gobolka Banaadir, ayaa shalay galabtii ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Balcad, kadib markii ay ka soo laabteen dalxiis ay ku tageen degmada Balcad.