Muqdisho (Raxabreeb )- Shirkii Madasha Maamul Goboleedyada, Dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobalka Banaadir ee bartamihii sanadkii hore dhacey waxay dhinacyadu ku heshiiyeen 12 qodob oo midna aan dhaqangelin: 30ka June 2024 iyo bisha November 2024 ma jiraan ifafaalo doorasho dadweyne kaga qabsoomi karaan degmooyinka & maamulada dalka. Waa cadeyn extension hor leh oo haddana aan...
Day: April 19, 2024
Itoobiya : Rabashado ka dilaacay Waqooyiga Adis Ababa.
Adis Ababa (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal ka dhacay meela kala duwan ee dalka Itoobiya ah sida ay sheegayaan goobjoogayaal ku sugan magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. Dagaal ayaa ka dhacay mid ka mid ah deegaannada lagu muransan yahay ee u dhaxeeya gobollada Tigray iyo Amxaarada ee waqooyiga dalka...
ISBEDELKA CIMILADA : Saameynta isbeddelka Cimilada & Soomaaliya .
Muqdisho (Raxanreeb ) –Isbedelka ku yimid cimillada adduunka ee sababay fatahaaddiiEl Nino ee sannadkii hore ku dhuftay Soomaaliya, ayaa saameyn qallafsan ku yeeshay waxsoosaarka beeraha ee deegaanka Jannaalle ee gobolka Shabeellaha Hoose, gaar ahaan kuwa moosku ka baxo. Isbeddelka cimiladda ayaa saameyn ballaaran ku yeeshay dunida guud ahaan gaar ahaan Soomaaliya. Isbeddelka cimilada waxaa ka...
WARCUSUB : Israa’iil oo weerar ku qaatay Iiraan.
Tehran (Raxanreeb )-Telefishinka dowladda ee Iiraan ayaa sheegay in qaraxyo waaweyn laga maqlay gobolka Isfahan ee badhtamaha dalkaas, kuwaasoo aan la garanayn waxa sababay, balse shabakadda ABC News ee Maraykanka oo soo xiganaysa sarkaal Maraykan ah, ayaa sheegtay in gantaallo ay Israa’iil soo riday ay ku dhaceen goob ku taalla dalka Iiraan. Weerarkan ayaa dhacay...