Day: April 11, 2024

Home » Archives for April 11, 2024
Wadahadal dhaxmaray MW Xasan Sheekh & Ruto.
Post

Wadahadal dhaxmaray MW Xasan Sheekh & Ruto.

Nairobi (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kulan la qaatay dhigiisa dalkaas Wiliam Ruto. Labada Madaxwayne ayaa isla eegay sida wararka ay sheegayaan xiriirka labada dal iyo la dagaalanka kooxda Al- Shabaab oo dagaal kala soo horjeeda Dowladda Soomaaliya. Madaxwaynayaasha labada dal...

MW Xasan Sheekh & Shariif Sheekh oo ku kulmay Nairobi ‘’UJEEDKA ‘’.
Post

MW Xasan Sheekh & Shariif Sheekh oo ku kulmay Nairobi ‘’UJEEDKA ‘’.

Nairobi (Raxanreeb) – Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa kulmaya Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxwaynihii hore dowladii KMG Shariif Sheekh Axmed. Xasan Sheekh Maxamuud & Shariif ayaa ka wada- hadlaya sida wararka ay sheegayaan ka wada – hadlayaan arrimo ku saabsan wax ka  bedelka Dastuurka KMG ah ee dalka....

WARCUSUB : Faahfaahin ka soo baxaysa dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo.
Post

WARCUSUB : Faahfaahin ka soo baxaysa dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo.

Kismaayo (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa soo – baxaya dagaal ciidanka maamulka Jubbaland  iyo kuwa Al- Shabaab ku dhaxmaray deegaanka  Baarsanguuni ee duleedka Kismaayo. Goobjoogayaal ku sugan magaalada Kisnaayo ayaa sheegay in weerarkan uu  ahaa mid saacad ka badan  halkaas ka soconayay isla markaana  uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac. Inta uu socday dagaalkan...

Wiilal uu dhalay  hoggaamiyaha Xamaas oo lagu dilay Gaza.
Post

Wiilal uu dhalay  hoggaamiyaha Xamaas oo lagu dilay Gaza.

GAZA  (Raxanreeb) –Sarkaal ka tirsan Xamaas ayaa ku eedeeyay Ra’iisul wasaaraha Israa’iil inuu waxyeeleynayo wadahadallada xabbad-joojinta ka dib saddex wiil iyo afar caruur  uu awoowe u yahay hoggaamiyaha Xamaas Ismail Haniyeh oo lagu dilay weerar cirka ah oo Israa’iil ka geysatay Gaza.  Milatariga Israa’iil ayaa xaqiijiyay in ay dileen saddex wiil oo uu dhalay hoggaamiyaha...

Maxay tahay diyaarada DFS  ay sheegtay inay soo riday ?.
Post

Maxay tahay diyaarada DFS  ay sheegtay inay soo riday ?.

Muqdisho (Raxanreeb) –Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed Ururka 260aad Guutada 9aad Qaybta 60aad ayaa xalay sheegay iney soo rideen dayuurad Drone ah oo ay aaminsan yihiin iney adeegsanayeen Al Shabaab. Dayuuradan oo ah mid aad u yar oo la moodo qalabka ay ku ciyaarto caruurto ayay ciidanku rasaas ku fureen xili dul mareysay xero milateri oo...