Day: April 26, 2024

Home » Archives for April 26, 2024
GARSOOR : Cadaalad darada iyo dulmiga ka jira dalka & tabashada laga qabo oo xargaha goystay.
Post

GARSOOR : Cadaalad darada iyo dulmiga ka jira dalka & tabashada laga qabo oo xargaha goystay.

Muqdisho (Raxanreeb )-Garsoorka waa qeyb muhiim u ah Dowladnimada, waxaana lawada ogsoon yahay hadii garsoorku xumaado cadaaladana laga fogaado in ay xumaaneyso jiritaanka dowladnimada iyo amaanka. Garsoorka Soomaaliya waxaa wali ka dhax jira cadaalad daro iyo dulmi baahsan, waxaana Maxkamadaha dalka qaarkood noqdeen kuwa ku shaqeeya laaluush kana fogaada cadaalada. Cadaalada darrada waa waxa ugu...

FADEEXO : Wasaaradda Gaandhigga oo qirtay in la lunsaday saadka ciidanka.
Post

FADEEXO : Wasaaradda Gaandhigga oo qirtay in la lunsaday saadka ciidanka.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la leexsaday raashiin iyo agab kale oo loogu talagalay Ciidamada gaarka u tababaran ee Danab oo uu taakuleeyo Mareykanka. Sido kale waxey xuseen in shaqo ka joojinta iyo xabsiga lagu hayo saraakiil ka tirsan Danab si loola xisaabtamo, sida ay ka sheegeen kulan dhawaan ku...