Day: April 29, 2024

Home » Archives for April 29, 2024
Saciid Ciise: “Dowladda hoose ee Xamar ha joojiso Qandaraasyada ay ku naajiso qowleysatada”.
Post

Saciid Ciise: “Dowladda hoose ee Xamar ha joojiso Qandaraasyada ay ku naajiso qowleysatada”.

Muqdisho (Raxanreeb )-Dadka qaar ayaa heerarka kala duwan ee dowladda uga raadsada naasnuujin xaarana oo ay dadka dulsaar ugu dul noolaadaan, waxeyna noloshooda ku tiiriyaan iney noqdaan dowlad ku nool aysan la’aanteed noolaan karin, meesha dadka intiisa badan ay sameystaan meherado ay ku kasbadaan nolol xalaala oo ay ku soo saartaan nolol maalmeedkooda, waxeyna dadkaas...

KENYA oo dhexdhexaadin ka samaynaysa Koonfurta Suudaan.
Post

KENYA oo dhexdhexaadin ka samaynaysa Koonfurta Suudaan.

Nairobi (Raxanreeb )- Kenya ayaa dhexdhexaadin ka dhex samayn doonta dowladda Koonfurta Suudaan iyo kooxaha ka soo horjeeda maalmaha soo socda, sida uu sheegay sarkaal. Gen. Lazaro Sumbeiywo, oo ah sarkaalka shaqada ka fadhiistay ee Kenya ee uu madaxweyne William Ruto u magacaabay inuu kormeero wadahadallada u dhexeeya dowladda Koonfurta Suudaan iyo kooxaha hubaysan iyo...

WARCUSUB :  27 Falastiiniyiin ah oo Lagu Dilay Rafax.
Post

WARCUSUB :  27 Falastiiniyiin ah oo Lagu Dilay Rafax.

Gaza (Raxanreeb )- 27 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay oo ay ku jiraan caruur iyo haween badan weerarro habeenimo ah oo Israa’iil ay ku qaaday marinkaRafah, Saraakiisha Xamaas ayaa lagu wadaa in ay u safraan caasimadda Masar maanta ah si ay wadahadalo xabbad-joojin ah oo cusub uga yeeshaan. Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay, in 13 kamid...

Post

23 people missing as boat capsizes in Tana River

A search and rescue mission is ongoing after a private boat that was ferrying an unspecified number of people capsized between Madogo and Garissa on Sunday evening. The boat  was ferrying people at a fee across the flooded section of the Madogo- Garissa road when tragedy struck. A video seen by Citizen.Digital from the incident...

KENYA : Dooni ay saarnaayeen shacab badan oo ku qallibantay Garissa.
Post

KENYA : Dooni ay saarnaayeen shacab badan oo ku qallibantay Garissa.

Garisa (Raxanreeb )- Raxanreeb wararka uu ka helayo gobolka Waqooyi Bari Kenya ee Soomaalidu ay degto ayaa sheegaya in halkaas lagu la’ yahay dad badan oo Soomaaliyeed oo ay la degtay dooni ay saarnayeen ka dib markii ay kala go’een magaalooyinka gobolkaas. Sida wararka  laga helayo Garissa ay sheegayaan   ugu yaraan 43 qof oo rabay...

Baaritaan ku bilowday saraakiil loo haysto musuqa Saadka Ciidanka DANAB.
Post

Baaritaan ku bilowday saraakiil loo haysto musuqa Saadka Ciidanka DANAB.

Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa bilowday , baaritaan ku saabsan sida uu u dhacay lunsasho lagu sameeyay saadka ciidanka gaarka ah ee danab oo noqotay fadeexo soo wajahday Dowladda Soomaaliya. Baaritaanada xoogooda waxa uu ka socdaa wasaaradda – gaashaandhiga iyo xarunta Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho. Saraakiil gaar...

Wararki ugu danbeeyay ee Gaza
Post

Wararki ugu danbeeyay ee Gaza

Saraakiisha caafimaadka ayaa Isniinta maanta ah sheegay, in ugu yaraan 13 Falastiiniyiin ah lagu dilay weerar cirka ah oo ay ciidamada Israil ku bartilmaameedsadeen saddex guri oo ku yaalla degmada Rafax ee Marinka Gaza.