Day: April 25, 2024

Home » Archives for April 25, 2024
Post

UK passes bill to deport asylum seekers to Rwanda: What’s next?

The British government’s plans to deport asylum seekers to Rwanda have finally been approved by parliament, ending a months-long deadlock between the lower and upper chambers over the legality of the policy. Under the new law, any asylum seekers who arrive illegally in Britain will be sent to Rwanda. Prime Minister Rishi Sunak has pledged...

RW Xamse  ‘’ Shir laguma qaban karo meel kabaxsan dalka’’.
Post

RW Xamse  ‘’ Shir laguma qaban karo meel kabaxsan dalka’’.

Muqdisho (Raxanreeb )- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada ayaa faray Hey’adaha Dowladda in aan lagu qaban karin meel ka baxsan dalka shirarka u dhexeeya heerarka kala duwan ee hey’adaha dowladda. Golaha Wasiiradda ayaa warbixin ku saabsan xaaladda goballada dalka, waxa ay dhageysteen Wasaaradda Arrimaha Gudaha,...

50,000 oo qof oo ku barakacay dagaalo ka dhacay Waqooyiga Ethiopia.
Post

50,000 oo qof oo ku barakacay dagaalo ka dhacay Waqooyiga Ethiopia.

Adis Ababa (Raxanreeb )- In ka badan 50,000 oo ruux ayaa ku barakacay isku dhacyada ka jira woqooyiga dalka Ethiopia, waxa ayna beesha caalamka ka muuujineysaa walaac xoogan oo ku saabsan rabshadaha ay qeybta ka yihiin dagaalada u dhaxeeya ciidanka iyo dagaal yahano ka soo jeedo gabalada dalkaas. “Xaalada beni’aadinimo oo aad u daran ayaa...

UK oo xabsiga dhiga sedex ruux oo lagu eedeeyay dilka 5 ruux oo Tahriib ah.
Post

UK oo xabsiga dhiga sedex ruux oo lagu eedeeyay dilka 5 ruux oo Tahriib ah.

London (Raxanreeb ) – Booliska UK ayaa xabsiga u taxaabay saddex qof oo lagu eedeeyay inay shan qof ku dileen dalkaas.xz. Dadka la diley ayaa qeyb ka ahaa 112 qof oo doon yar oo aad u buux dhaafay saarnaa, kuwasoo isku dayay inay dalka Ingiriiska galaan ayadoo adeegdanaya kanaal biyood yar. Booliska Britain ayaa sheegay...

WARSAXAFADEED : MW Xasan miyuu soo dabcay ? , hadalo uu jeediyay.
Post

WARSAXAFADEED : MW Xasan miyuu soo dabcay ? , hadalo uu jeediyay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee aan hoggaamiyo waxay ugu horreyntiiba mudnaan gaar ah siisay xiriirka wada-shaqeyn ee  kala dhaxeeya dowlad goboleedyada iyadoo saldhig uga dhigaysa  mabaadi’da dastuureed ee hagaysa hannaanka wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada  si loo dardargeliyo fulinta ajendayaasha qaran oo ay ugu horreeyaan adkaynta amniga dalka, dhammaystirka Dastuurka Dalka oo...

Nabadoon diiday in Puntland ka madaxbanaanto Federaalka oo soo qabasho loo jaray
Post

Nabadoon diiday in Puntland ka madaxbanaanto Federaalka oo soo qabasho loo jaray

Boosaaso (Raxanreeb )- Maxkamada darajada 1aad ee Gobolka Bari Boosaaso ayaa waaran xarig ah u jartay Nabadoon Cabdiqaadir Xarago iyo 3 nabadoon oo kale kuwaas oo lagu eedeeyay qodobada 454-451, 164-168 ee xeerka ciqaabta Soomaaliyeed. Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari ayaa lagu amray in uu soo xiro odayaasha, sidoo kalena la horkeeno maxkamada. Nabadoon Xarago...