Germany has followed the footsteps of several other Western donors to resume support to the U.N. agency for Palestinian refugees. The decision Wednesday comes after a review found Israel had not yet provided evidence that hundreds of United Nations Relief and Works Agency (UNRWA) staff were members of Palestinian resistance groups. Israel alleged in January...
Month: April 2024
Japan-bound Turkish warship TCG Kınalıada reaches Suez Canal
Türkiye’s fourth domestically produced warship, the TCG Kınalıada, which is heading to Japan to mark the centenary of bilateral relations, has reached the Suez Canal, the Defense Ministry said Tuesday. The ministry shared images of the TCG Kınalıada’s entry into the Suez Canal. The Ada-class corvette departed from Türkiye’s Aegean province of Izmir on April...
TAFAASIIL : Muxuu yahay markabka muranka dhaliyay ee ku soo xirtay Dekada Muqdisho ? .
Muqdisho (Raxanreeb )- Soomaaliya iney kamid noqoto wadama markabka Turkigu marayo ayaa kamid ahayd heshiiskii Turkiga iyo Soomaaliya. Balse, Markabka hawshiisu waa xus taariikeed u dhexeeya Japan iyo Turkey.” Is-maan-dhaafku Xagee Ka Jiraa? 1. Turkey waxay cadeysay in markabku ku socdo Japan, ayadoo laxusayo qarnigii ka soo wareegay bilowgii xiriirka caalamiga ee labada dal. Waana...
Somaliland oo jawaab ka bixisay carada ay Jabuuti ka qaaday heshiiskii badda ee Itoobiya
Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland Ciise Keyd Maxamuud ayaa ka jawaabay hadalkii wasiirka maaliyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaaleh oo sheegay in Jabuuti iyo madaxweynaheeda Ismaaciil Cumar Geelle ay si weyn uga caroodeen tallaabadii uu Muuse BIixi Cabdi qaaday ee ahayd badda uu siiyay dalka Itoobiya.
Jabuuti ‘’ Ha is dejiyaan walaalaha Somaliland ‘’.
Muqdisho (Raxanreeb )- Wasiirka maaliyadda Jabuuti, Ilyaas Muuse Dawaleh ayaa waraysi uu siiyay VOA-da ku sheegay inaysan jirin wax ay kala socdeen qorshaha Madaxweyne Biixi uu ku saxiixay heshiiskii uu la galay Itoobiya , isagoo markaa caddeeyay inay Somaliland iyadu u madax bannaantahay go’aamadeeda, wuxuuna intaa ku daray ; “ Waxaan ku kari waynay Madaxweyne...
HESHIIS : Soomaaliya & KENYA oo galay heshiis cusub oo ganacsi.
Nairobi (Raxanreeb )- Dowladda ayaa ku dhawaaqday toddobaadka koowaad ee bisha Maarso inay Soomaaliya la galayso heshiis rasmi ah oo la xiriira arrimaha qaadka , si loo xaqiijiyo faa’iido dhaqaale, loona abuuro hanaan sharci oo ganacsiga qaadku ku shaqeeyo. Xoghayaha beeraha iyo xanaanada xoolaha ee Kenya, Mithika Linturi oo arrintan shaaciyay, wuxuu intaa ku daray ...
Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhigyo ku yaalla Xawaadley
Faah faahino dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar toos ah oo ay Al-Shabaab ka fuliyeen duleedka Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo uu xigay dagaal toos ah, oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
DIGNIIN & khatar laga soo saaray dhibaatada ka dhalan karta roobka gu’a.
Muqdisho (Raxanreeb ) –Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay digniino hor leh oo ku saabsan suurtagalnimada dhibaatooyin ka dhalan kara roobka xilliga gu’a ee ka curtay meelo badan oo dalka , iyadoo ay soo baxyaan cabsi roobka laga qabo in dhibaatooyin uu gaysto. Wasaaradda Deegaanka XFS ayaa soo saartay warbixin ku aaddan saadaasha hawada iyo digniino...
Maxaa ka jira in hoggaanka Xamaas laga eryi rabo Qatar?
Qatar ayaa maanta sheegtay in hoggaanka siyaasadeed ee Xamas ay ku sii nagaan doonaan Doha inta joogitaankoodu uu faa’iido u leeyahay dadaallada dhex-dhexaadinta ee looga dan leeyahay in lagu soo afjaro dagaalka Gaza.
Turkiye to drill for oil off Somali coast next year.
Turkiye and Somalia signed an offshore oil and natural gas cooperation deal last month, further strengthening ties after agreeing a defence deal this year. According to the Turkish Ministry of Foreign Affairs, bilateral trade volume with Somalia reached $187.3 million in 2018 and $250.85 million in 2019. The total value of Turkish investments in Somalia...