Day: September 27, 2026

Home » Archives for September 27, 2026
Iraqi Group Says It Reclaimed Oil Tanker From Somali Pirates
Post

Iraqi Group Says It Reclaimed Oil Tanker From Somali Pirates

PUNTLAND— A tribal group from Iraq’s southern Basra province has claimed that it successfully recovered an oil tanker allegedly hijacked by Somali pirates in the Gulf of Aden. According to members of the group, nearly 40 people traveled to the Gulf of Aden after learning that an oil tanker owned by an Iraqi businessman had...

Iran oo war hor leh soo saartay xili Trump uu diiday dalabyo ay soo bandhigtay
Post

Iran oo war hor leh soo saartay xili Trump uu diiday dalabyo ay soo bandhigtay

Tehran ( Raxanreeb Online) Iiraan waxay sheegtay inay sugayso jawaab rasmi ah oo ka timaadda wada-xaajoodayaasha Mareykanka, kaddib markii Madaxweyne Donald Trump uu diiday soo jeedin ahayd in Marinka Hormuz dib loogu furo maraakiibta ganacsiga muddo toddoba maalmood gudahood ah. Qoraal uu ku baahiyey Telegram, wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan Abbas Araghchi wuxuu qiray in...

Qabiil Ciraaqi ah oo sheegay in Burcad badeed Soomaali ah ay kasoo furteen Markab ay Afduubteen
Post

Qabiil Ciraaqi ah oo sheegay in Burcad badeed Soomaali ah ay kasoo furteen Markab ay Afduubteen

Basra ( Raxanreeb Online) Qabiil ka soo jeeda gobolka Basra ee koonfurta Ciraaq ayaa sheegay inuu koox burcad-badeed Soomaali ah kala wareegay markab shidaal oo lagu afduubtay kaddib markii dagaal kula galeen Gacanka Cadmeed. Sida ay sheegeen xubno ka tirsan qabiilka, ku dhowaad 40 qof ayaa u dhaqaaqay dhanka Gacanka Cadmeed, kaddib markii la ogaaday...

Gabar 5 jir ah oo si xun loo dilay oo meydkeeda laga helay xarun Caafimaad
Post

Gabar 5 jir ah oo si xun loo dilay oo meydkeeda laga helay xarun Caafimaad

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Gabar 5 jir ah oo la la’aa muddo labo habeen ayaa meydkeeda laga helay meel guriga qoyskeeda ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Meydka gabadha yar ayaa la sheegay in gelinkii dambe ee Jimcihii laga helay xarun caafimaad oo ku dhaggan guriga qoyskeeda oo ku yaalla deegaanka Xaqsoor. Booliska ayaa...