Day: December 20, 2022

Laftagareen “Barlamaanka iyagaa kordhiyay muddada haddii berri ka laabtaan waxba kama qabo”
Post

Laftagareen “Barlamaanka iyagaa kordhiyay muddada haddii berri ka laabtaan waxba kama qabo”

Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Koonfur Galbeed Laftagareen  ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in xilligan laga hadlo muddo kordhin uu samaystay. Hadal uu ka jeediyay munaasbad uu ugu dabaal- degayay ayuu Cabdicasiis Laftagareen waxa uu ku soo hadal qaaday  muddo kordhinta warka ku saabsan inuu doonayo in xukunka isku dhejiyo. Barlamaanka maamulka...

Post

Nabadoonkii Matalayay Mukhtaar Roobow Abu-Mansuur oo Xilka laga qaaday.

Baydhabo ( Raxanreeb ) Nabadoonkii Matalayay Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Sh Mukhtaar Roobow Abu-Mansuur Ayaa Waxaa Xilka ka qaaday Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka KG Malaaqa ayaa Waxaa lagu Magacaabaa malaaq Mad Eddow, Mucaaradka Ay sheegeen in arintan uu ka danbeeyo Madaxwyane Lafta Gareen. Lama oga sababaha keenay in...

Post

Koox dilal & ammaan darro ka gaystay Muqdisho oo gacanta lagu soo dhigay.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya aya howlgal ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho waxa ay ku soo qabteen xubno ay ku in ay ka tirsan yihiin kooxaha amni darrada ka gaysta caasimadda. Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa sheegay in howlgalkan ay ka fuliyeen xaafado ka mid ah degmada Dharkanlay ee magaalada Muqdisho. Ciidamada...

Post

Mursal “Madaxwayne  Ha barakicin dadka koonfur galbeed “

Muqdisho ( Raxanreeb ) Ka dib markii ay soo baxeen warka ku saabsan inuu dhamaaday muddo xileedka Madaxwaynaha koonfur Galbeed ayaa waxaa soo baxaya digniin la xiriirta dhibaatooyin ka dhici kara deegaanada maamulkaas. Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa sheegay in la joogo waqtigii xafiiska uu banaanayn lahaa Madaxwaynaha koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen....