Day: December 30, 2022

Home » Archives for December 30, 2022
Post

Villa Soomaaliya sidee uga hadashay rabshadaha ka sii socda Laascanood ?

Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool iyo amniga caasimadda. Madaxweynaha ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan ehelada ay ka geeriyoodeen dadkii birmo-geydada ahaa ee ku dhintay bannaan-baxyada ka dhacay magaalada...

Post

Wararkii ugu danbeeyay Laascaanood

Faah faahino dheeraad ah oo kasoo baxaya magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool maalintii afaraad oo xiriir ah ay xaalad kacsanaan ah ka jirto halkaas oo bannaannaxyo rabshado wata ay ka dhigayaan Shacabka deegaankaasi.