Day: March 22, 2023

NISA Ma waxay tijaabinaysaa sharciga ay meelmarsatay ?
Post

NISA Ma waxay tijaabinaysaa sharciga ay meelmarsatay ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Hay’adda NISA ayaa goor habeen ah waxay ay weerar ku qaatay , guri uu Muqdisho ka degan yahay ganacsade caan ka ah caasimadda. Ciidanka ayaa howlgal gaar ah iyo weerar ku qaaday guriga Xaaji Ibraahim Macallin ( Ibraahim Kaah) Rasaas ayaa laga maqlayay guriga ganacsadahan , mase ahayn mid is waydaarsi ah...