Day: March 12, 2023

Home » Archives for March 12, 2023
GAROOWE : Shirka kaabiyaasha dhaqaalaha oo ka furmaya
Post

GAROOWE : Shirka kaabiyaasha dhaqaalaha oo ka furmaya

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland oo maalinta berri uu ka furmo doono shirweynaha Kaabayaasha dhaqaalaha iyo maalgaashiga. Maanta oo Axad ah waxaa maamul goboleedka Puntland loogu soo dhoweeyey wufuud caalami ah oo ka qaybgelaya shirweynahan. Wafdigana maanta gaarey magaalada Garoowe waxaa hogaaminaya Guddoomiyaha Ganacsatada Dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia. Xubnahan  waxaa ku  wehelinayey...

Post

Al- Shabaab  oo Muqdisho ka wada Howlgalo Roondo ah & beegsiga Ciyaal-weerada

Muqdisho (Raxanreeb ) Sida ay ogaatay mareegta Caasimadda Online  kooxda Alshabab ayaa labadii habeen ee u danbeeyey degmooyinka Kaaraan iyo Heliwaa ka bilaabay howlgallo lagu baacsanaayo ciyaal weerada iyo xarumaha lagu iibiyo daroogada iyo ashyaada kale ee maanka dooriya. Koox hubeysan oo AS ka tirsan wejiyadana u qarsanaa ayaa lagu arkay qeybo kamid ah degmooyiinka...

Post

Mike Pence:  Trump wuxuu halis galiyay qoyskeyga

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Mareykanka Mike Pence ayaa Sabtidii si kulul u dhaliilay madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump doorkii uu ku lahaa rabshadihii 6-dii Janaayo ka dhacay Aqalka Mareykanka ee Capitol-ka, taasoo sii ballaarisay khilaafka u dhaxeeya labadooda, xilli ay isku diyaarinayaan inay ku loollamaan musharaxnimada xisbiga Jamhuuriga ee doorashada sannadka soo socda.

Saciid Deni oo go’aan adag ka soo saaray doorashooyinka Puntland
Post

Saciid Deni oo go’aan adag ka soo saaray doorashooyinka Puntland

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne kaas oo ku saabsan Astaynta Maalinta Doorashadda Goleyaasha Deegaanka Puntland. Wareegtada uu soo saaray Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa si rasmi ah loo asteeyey taariikhda Doorashadda Goleyaasha Deegaanka Dowladda Puntland.  “Waxaa si rasmi ah loo asteeyey taariikhda Doorashadda Goleyaasha Deegaanka Dowladda Puntland oo...

XOG | Xasan Sheekh oo waqti badan ku bixin doono qancinta Beelaha
Post

XOG | Xasan Sheekh oo waqti badan ku bixin doono qancinta Beelaha

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa  Villa Soomaaliya ka bilaabay qacncinta beelaha qaar ee diidan maamulkiis ,  iyo  habkasaamiga Dowladda ee beelaha ee Dowladda uu hoggaamiyo. Talaabooyinkan waxa ay ka danbeeyeen ka dib markii magaalada Muqdisho siyaabo kala duwan ay uga dhaceen shirar beeleedyo intooda badan lagu diidan yahay maamulka sanadka ka yar...

Post

Nabadoon lagu dilay masjid ku yaala magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo (Raxanreeb ) Magaalada Gaalkacyo ee gobolka  Mudug waxaa lagu dilay mid ka mid ah nabadoonada magaaladaas aadka loogu yaqaano. Ilaa hadda lama oga sababaha  toogashada Nabadoonkan  oo lagu magacaabi jiray Nabaddoon Cabdi Aadan Siyaad ( Cabdi Dheere) Dabley hubaysan ayaa sida la xaqiijiyay marxuumka ku toogtay bannaanka hore masaajidka Ramadaan oo ku yaalla xaafadda...

Post

Sarkaal Nabad sugid ah oo lagu dhaawac weerar ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Koox hubaysan ayaa  maanta weerar ku qaaday guriga Taliyaha Nabad sugidda degmada Dayniil ee magaalada Muqdisho , kuwaas oo weerar ka dib goobta isaga tagay. Taliyaha la weeraray oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cali Waqooyi ayaa  deganaa xaafadda Saban Saban, halkaas oo ku dhow xerada Kulyadda Jaalle Siyaad. Weerarkaas ayay goobjoogayaashu waxa ay...