Day: March 3, 2023

Home » Archives for March 3, 2023
Post

MD Xasan Sheekh : U xod- xodasho muddo kororsi & falcelin ka dhalatay

Muqdisho ( Raxabreeb ) Dowladda Federaalka Somaaliya ee uu hoggaaminayo  Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud ayaa waxa soo bixisa in ay raadinayso muddo kororsi. Guddi gaarka ah oo ka kooban Labada Aqal ee baarlamaanka 11-aad ee loo xilsaaray meelmarinta mudo kororsiga baarlamaanka 11-aad iyo Madaxweynaha DFS ayaa kuwaas oo isku raaceen. 1- In baarlamaanka 7 maalin...

Post

Maxaa hakiyay howlagalada ka dhanka Al- Shabaab ee ka socday dalka ?

Muqdisho ( Raxanreeb ) Waxaa muuqanaysa in hakad uu ku yimid dagaalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab ee ka socday – gobolada qaar ee dalka. Dagaalkan oo bilowday bartamihii sanadkii hore ayaa hadda u muuqda mid gabaabsi ah oo dowladdu ay ka hakisay howlgaladada dardarka ku socday ee ka dhanka ah kooxda. Dowladda Federaalka...