Day: March 5, 2023

Home » Archives for March 5, 2023
Wasiirkii Maaliyadda Farmaajo oo ka degay Hargaysa ,cafisna waydiistay Biixi
Post

Wasiirkii Maaliyadda Farmaajo oo ka degay Hargaysa ,cafisna waydiistay Biixi

Hargaysa ( Raxanreeb ) Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya Cabdiaraxmaan Bayle Du’caale, ayaa galabta ka soo degay garoonka Diyaaradaha Hargeysa kadib markii Muuse Biixi uu cafis waydiistay. Dr Bayle, oo ah aqoonyahan ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya. Ninkan siyaasiga ah oo hanti badan ku leh Hargesa ayaa...

Al- Shabaab lagu xukumay magaalada Muqdisho
Post

Al- Shabaab lagu xukumay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Maxkamada ciidanka qalabka ayaa maanta oo Axad ah ku xukuntay 15 sano oo xabsi ah Ayuub Cismaan Sheekh Aadan oo ah 24-jir ku dhashay degaanka Janaale gobolka Shabeellada Hoose. Maxkamadda ayaa sheegtay in Ayuub uu horay isugu soo dhiibay Dowladda Soomaaliya, waxaa uuna soo maray xarunta dhaqan celinta ee loogu talagalay kuwa...

Maxaa ku soo kordhay shirka  looga hadlayo Kusrsiga #HOP176 ee ka socda Madaxtooyada KGS ?
Post

Maxaa ku soo kordhay shirka  looga hadlayo Kusrsiga #HOP176 ee ka socda Madaxtooyada KGS ?

Baydhabo (Raxanreeb ) Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Kursigii  uu ka dhintay AUN Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow hadana u taagan kursigaas  siyaasiga Dr Maxamed Ibraahim Bilaal ee #HOP176 ayaa taageeray kulamada labada dhinac ee dhaxmaraya Madaxwaynaha Koonfur Galbeed iyo  Dr Bilaal ee looga hadlayo aayaha Kursiga oo banaan. Odayaasha dhaqanka ayaa sheegay in muhiim ay tahay...

Post

Qodobada ka soo baxay shir Isimada SSC ay ka wadeen Garoowe .

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada – Garowe ee xarunta maamulka Puntland  wax aka soconayo kulamo ay leeyihiin ismidama  gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn , kuwaas oo ka hadlaya xaalada magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Xubnaha ku sugan magaalada Garoowe ayaa halkaasi kulamo duwan yeeshay madax kala duwan oo ay gaarsiiyeen xaalada hadda ay ku sugan...

Post

Puntland oo iska diiday taageerida sharci cusub oo la xiriira khayraadka

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowlad – goboleedka maamulka  Puntland ayaa war ka soo saartay taageero la sheegay in wadamada deeqaha bixiya ay siinayso Dowladda  Federaalka ah ee Soomaaliya. Hadal ka soo baxay  Puntland ayaa lagu sheegay in Wasaaradda Kaluumaysiga  ay doonayso in ay meelmariso  heshiis sharci darro , taas oo hadalka lagu yiri in Puntland aysan...

Post

DFS oo AS oo isku go’aan ka qaatay cayaal-weerada & kuwa maandooriyaha

Muqdisho  (Raxanreeb ) Shir ujeedkiisu ahaa ka wax ka qabashada dhibaatada moondooriyaha iyo cayaal-weerada ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho , kaas oo ay ka qayb – galeen xubno ka tirsan maamulka gobolka Banaadir Waxa lagu soo hadal qaaday shirkan sida muhiim ay u tahay in laga shaqeeyo ciribtirka kooxaha maandooriyaha ku iibiyo magaalada Muqdisho oo...

Post

Dilal & Weeraro ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) magaaalada Muqdisho waxaa ka dhacay dilal iyo weeraro ay fuliyeen koox hubaysan oo la rumaysan yahay in ay ka tirsan yihiin kooxda Al- Shabaab. Sida wararka ay sheegayaan weerarada qaar waxa kooxaha hubaysan ay ka fuliyeen goob lagu caweeyo oo ku – taala degmada Yashqiid halkaas oo lagu dilay shan qof. Ka...