Jigjiga ( Raxanreeb ) Shir ay maanta oo ay taariikhdu tahay 9 March 2023 yeesheen Golaha Wasiiradda ee Maamulka Soomaaliland ayaa lagu sheegay inay jiraan ciidamo ka tirsan Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) oo qayb ka ah colaada ka socota magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. Waxaan u sheegaynaa xukuumadda Soomaaliland in aysan jirin ciidan ka tirsan...
Day: March 9, 2023
Flydubai oo maanta billowday duulimaadyada Dubai-Muqdisho ah
Shirkadda diyaaradaha Flydubai oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta si rasmi ah u billowday duulimaad toos oo ah Dubai-Muqdisho.
Somaliland oo sheegtay ciidamo ka tirsan dowlad deegaanka inay qeeyb ka yihiin dagaalka Laascaanood
Somaliland ayaa markii ugu horreysay sheegtay in ciidamo ka yimid Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ay qayb ka yihiin dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.
Cali Guudlaawe oo sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis
Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta soo saaray laba wareegto oo is xigxigay aya xil kaa qaadis ku sameeyay xubno kamid ah golihiisa wasiirada isagoo magacaabay kuwa kale oo cusub.
Xarumo Dowladeed oo Kismaayo oo ku yaala oo Al- Shabaab hoobiyaal ku garaacday
Kismaayo (Raxanreeb ) Maanta oo khamiis ah kooxda Al- Shabaab ayaa weerar hoobiyaal ah waxa ay ku qaadeen gudaha magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose , waxyar uun ka dib markii magaaladaas lagu qabtay kulan amniga looga hadlayay. Goobjoogayaal ku sugan magaalada Kismaayo ayaa sheegay in gudaha magaalada gaar ahaan xarumo Dowladeed ay ku dhaceen...
Dadka SIMCARD-ka ka haysta haysta shirkadaha oo dib isku- diiwaan galinaya.
Muqdisho (Raxanreeb ) Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa Shirkadaha Isgaarsiinta u gudbisay liiska go’aannada Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda & La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC) ee soo baxay 14-kii Febraayo 2023, kuwaas oo qaar ka mid ah ay khuseeyeen Shirkadaha Isgaarsiina dalka, lagana doonayo in ay si degdeg ah u fuliyaan. Hay’addu waxay Shirkadaha Isgaarsiinta ku wargelisay...
Falastiiniyiin lagu dilay weerar ay ciidamada Israa’iil ka gaysteen Daanta Galbeed
Lix falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerar ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen xerada qaxootiga ee Jenin ee ku taalla daanta galbeed, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Falastiin.
Maxay tahay sababta aad loogu adkeeyay Amniga Nairobi
Waxaa aad loo adkeeyay amaanka agagaarka aqalka madaxtooyada dalka Kenya iyo magaalada Kisumu ,kadib markii ay soo dhamaatay muddo 14 maalmood ah oo mucaaradku ay soo saareen.
‘’Haan gunbay ka Tolanta ‘’ | Ciidan anshax xun oo jooga saldhigyada Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladnimada kama sixi karno xafiisyada sare ee wa in aan ka bilowno dib u tayeynta saldhigyada degmooyinka (Oobiyada) ,maamullada degmooyinka ,laan ,waax ilaa tabbeelle. Maxkamadaha degmooyinka oo shacabka ugu adeega garsoor ku qottoma caddaalad IWM. Waxaan tagay saldhig boolis . Waxaan la yaabay sarkaalka Oobiga qorayay iyo askari kale oo aan lebisneyn...
MUQDISHO : Gaari lagu qarxiyay magaalada Muqdisho & khasaaraha jira
Muqdisho (Raxanreeb ) Warara kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax maanta oo Khamiis ah ka dhacay degmada Xamarwayne ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay xaafado ka tirsan Muqdisho ayaa si gaar ah uga dhacay agagaarka isgoyska Via Roma ee degmada Xamarweyne. Saraakiisha Dowladda ayaa sheegay in gaariga la qarxiyay uu ahaa mid...