Day: March 18, 2023

Home » Archives for March 18, 2023
MD Xasan Sheekh ‘’Raali kama ihi mana ka noqon doono xaaladda Laascanood ‘’
Post

MD Xasan Sheekh ‘’Raali kama ihi mana ka noqon doono xaaladda Laascanood ‘’

Baydhabo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu aad ugu xun- yahay in sii socoshada dagaalka dhiiga badan ku daadanaya ee ka socda  magaalada Laasacnood. Madaxwaynaha ayaa sheegay in la joogo waqtigii wada – hadal lagu dhameyn lahaa xiisada ka taagan magaalada Laasacnood oo uu yir waa in lagu dhameeyo wada-...

Ciidamo fara badan oo waddooyinka Muqdisho wareegaya & sababta
Post

Ciidamo fara badan oo waddooyinka Muqdisho wareegaya & sababta

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday markale  howlgal ka dhan ah kooxaha amni darrada ka gaysta magaalada Muqdisho. Howlgaladan ayaa ka danbeeyay ka dib markii magaalada ay ka dhaceen saacadihii la soo dhaafay falal wax u dhimi kara amniga magaalada Muqdisho. Ciidamada booliiska ayaa sidoo kale wada howlgalo lagu hubinayo xaafada iyo...

Laascanood oo saaka dagaal ku Waabiriisatay & hoobiyaal la isku garaacay
Post

Laascanood oo saaka dagaal ku Waabiriisatay & hoobiyaal la isku garaacay

Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool , waxaa lagu soo waramayaa in maanta markale ay isku fara saareen ciidanka Somaliland iyo kooxaha kacdoonka ee diidan maamulka Soomaaliland. Hooboiyaal dhawr ah ayaa la xaqiijiyay  in ay ku dhaceen gudaha  iyo hareeraha magaalada Laasacnood , sida ay sheegeen dadka deegaanka oo aan la hadalnay. Ciidanka...