Day: March 2, 2023

Home » Archives for March 2, 2023
Post

Hoobiyaal lagu “garacay” degmooyin ka mid ah magaalada Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho ayaa waxaa hadda lagu garaacaya hoobiyayaal . illa & lix hobiye ayaa soo dhacay  degmada Boondheere . Lama sheegin halka laga soo tuuray Hoobiyaashan oo laga maqlay meelo badan oo magaalada Muqdisho. Dadka shacabka ah ee ku nool degmada Boondheere ayaa bilaabay in ay u cararaan guryaha shubka ah...

Post

Xalka Gedo oo looga hadlayo magaalada Kismaayo + Safarka MD Xasan ee Gedo

Kismaayo (Raxanreeb ) Magaalada Kismaayo ee  gobolka Jubbada Hoose  waxaa gaaray Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya , halkaas oo uu ka bilaabay kulamo siyaasadeed. Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya ka sakow kulmada siyaasadeed waxa uu – u  u kuur-galaya xaaladda deegaannada Jubbaland, isagoo mudnaan siinaya dardar gelinta wajiga labaad ee xoreynta dalka oo qorshuhu yahay in Alshabaab Marka laga...

Dab ka kacay Suuq khudaarta ee magalaada Jigjiga
Post

Dab ka kacay Suuq khudaarta ee magalaada Jigjiga

Jigjiga ( Raxanreeb ) Warrarka ka imaanaya magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in saaka subaxnimadii hore uu dab ka kacay mid ka mid ah suuqyada khudaarta ee magalaadaasi. Wararka ayaa intaas ku daraya in qeybaha kala duwan ee laamaha amniga iyo kuwa dabdamiska ay ku guulaysteen xakamaynta dabkaasi. Lama oga waxa kiciyay...

Post

Xildhibaan lagu toogtay Boosaaso & howlgal socda.

Boosaaso ( Raxanreeb ) Koox hubaysan ayaa magaalada Bosaaso ku toogtay xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka magaalada Badhan ee gobolka Sanaag. Xildhibaan  C/raxmaan Xaajii Maxamed ayaa lagu soo waramayaa in kooxaha hubaysan ay ku dhufteen rasaas culculus sida ay sheegayaan dad ku sugan magaalada Boosaaso. Ka hor geeridiisa ayaa la sheegay in isaga oo xaaladiisa...