Day: March 29, 2023

Home » Archives for March 29, 2023
Abdalle ‘’Muqdisho waxaan ka dhoofay anigoo la igu dulmiyay awoodda Dowladnimada‘’
Post

Abdalle ‘’Muqdisho waxaan ka dhoofay anigoo la igu dulmiyay awoodda Dowladnimada‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa markii saddexaad la iga hor istaagay inaan ka dhoofo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.  Agaasimaha Waaxda Socdaalka Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) oo aan telefoonka kula hadlay ayaa ii sheegay in amar xayiraad safar uu iga yaallo garoonka.  Waxaan garoonka ku sugnaa 10am illaa 3pm iyo dheeraad.  Markii aan garoonka...

Degmada Galcad  ee galgaduud miyay la wareegeen ciidanka DF ?
Post

Degmada Galcad ee galgaduud miyay la wareegeen ciidanka DF ?

Dhuusmareeb (Raxanreeb) Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay in ay la wareegeen degmada Galcad ee gobolka galgaduud , halkaas oo in muddo ay maamulayeen kooxda Al- Shabaab. Dagaakl labada dhinac dhaxmaray ayaa u suurtagashay  in ciidanak Dowladda ay soo gasho gacantooda dhawr deegaan oo ka  mid ah  maamulka Galmudug . Deegaannada Baraag Sheekh Caamir,...

Imaam Masjid oo dil fool xun loogu gaystay duleedka Muqdisho
Post

Imaam Masjid oo dil fool xun loogu gaystay duleedka Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Goobjoogayaal ku sugan duleedka magaalada  Muqdisho ayaa sheegay in halkaas lagu dilay qof  imaan ahaa . Waxaa la sheegay in dilkaas oo ahaa mid aad u daran u gaystay qof dhallinyara ah oo  mu’adin ahaa   kaas oo ka dhacay deegaanka Waydow oo  ah duleedka  caasimadda Baakad ayaa la sheegay in loo adeegsaday...

Sharuud kale oo ku xiran in Laascanood xabad joojin ka dhaqan–gasho.
Post

Sharuud kale oo ku xiran in Laascanood xabad joojin ka dhaqan–gasho.

Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa  ka socday maalmihii la soo dhaafay , dadaalo nabadeed oo ay wadeen odayaasha dhaqanka ee ka safray magaalada Muqdisho. Odayaashan dhaqanka ayaa magaalada Laascanood waxa ay kula kulmeen isimada Odayaasha gobolada Sool , sanaag & cayn oo ay kala hadleen xiisada ka  jirta magaalada Laasacnood. Isimada...

WARCUSUB : Weerar qaraxyo ku bilowday oo ka dhacay duleedka Kismaayo
Post

WARCUSUB : Weerar qaraxyo ku bilowday oo ka dhacay duleedka Kismaayo

Kismaayo ( Raxanreeb ) Weerar ku bilowday qaraxyo ayaa Al- Shabaab waxa ay ku qaaday deegaanka Baarsanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubadda Hoose. Dad ku sugan Kismaayo ayaa sheegay in weerarkan uu socday wax ka badan saacad halkaas oo laga maqlayay hubka culus. Halka uu weerarka ka dhacay waxaa ku suganaa ciidamo ka...

Banaanbax ka dhan ah Mahad Salaad & NISA & oo la filayo inuu ka dhaco Muqdisho.
Post

Banaanbax ka dhan ah Mahad Salaad & NISA & oo la filayo inuu ka dhaco Muqdisho.

Muqdisho ( Raxabreeb ) Banaanbax ka dhan ah Hay’ adda NISA iyo Taliyaha Hay’adaas Mahad Salaan ayaa lagu wadaa in maanta uu ka dhaco magaalada Muqdisho. Banaanbaxan waxaa horkacaya ehelada Taliyihii hoggaanka Hay’ adda NISA Cabdullaahi dheere oo ciidamo ka tirsan dowladda weerar ku qaaday hoygiisa halkaas oo ay ka kaxaysteen eheladiisa. Qalan qaabada Banaanbaxa...