Day: March 7, 2023

Home » Archives for March 7, 2023
Ra’iisul Wasaare Xamse & Danjiraha Denmark oo ka wada hadlay horumarka dalka
Post

Ra’iisul Wasaare Xamse & Danjiraha Denmark oo ka wada hadlay horumarka dalka

Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilsay Danjiraha Dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya, Steen Sonne Andersen. Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Danjire Andersen ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii loo ballaarin lahaa taageerada ay Denmark siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada Horumarinta, Dib-u-heshiisiinta, Xasillinta,...

Farmaajo & Xasan maxay isku sheegeen  ?
Post

Farmaajo & Xasan maxay isku sheegeen  ?

Doha (Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweynaha Dowladda ayaa la wadaagay Madaxweynihii Hore ee dalka, dadaallada dowladdu ay ku bixinayso xoreynta dalka iyo halganka ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed  ay ku jiraan ee argagixisada Alshabaab lagu...

MD Xasan sheikh ‘’ Diyaar ayaa u nahay in wada-hadal la galno Al- Shabaab ‘’
Post

MD Xasan sheikh ‘’ Diyaar ayaa u nahay in wada-hadal la galno Al- Shabaab ‘’

Doha (Raxanreeb ) Isagoo Wareysi siinayay Television-ka Al-Jazeera Arabic ayaa Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud waxa ka hadlay xaaladda guud ee dalka iyo  caqabadaha taagan  xilligan ee u baahan in xalka deg deg ah Dowladiisa ay ka gaarto. Madaxweyne Xasan Maxamuud  ayaa tilmaamay dib usoo laabashadiisa xilka ugu sarreeya Dalka in ay dhalisay...

Post

Saldhiga Mareynkanka uu ku tababaro ciidanka DFS oo weerar lagu qaaday

Kismaayo (Raxanreeb ) Kooxda Al- Shabaab ayaa weerar ku bilowday qaraxyo waxa ay ku qaadeen deegaanka Janaay Cabdaale ee gobolka   Jubadda  Hoose. Weerarkan waxa uu ka dhacay saldhig ciidanka maamulka Jubbaland ay ku leeyihiin deegaankaas , halkaas oo laga maqlayay jugta hubka culus ee labada dhinac. Sida wararka ay sheegayaan dagaalkan waxaa la sheegay inuu...

Dagaalka Laas-Caanood waa ilaalinta dhaxalkii halgamayaashii Soomaaliyeed! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan
Post

Dagaalka Laas-Caanood waa ilaalinta dhaxalkii halgamayaashii Soomaaliyeed! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Dagaalka Laas-Caanood waa ilaalinta dhaxalkii halgamayaashii Soomaaliyeed! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan DHallin-Yarada ha garatokaalinteeda hana gudato xilkeeda! DHallin-Yarrada Laas-Caanoodl waxay dib u soo nooleeyeen kaalintii lagu yaqiinay lagana sugayay dhalin-yarada Soomaaliyeed! Waxay bud-dhig u noqdeen inay jibiyaan gidaar weyn oo muddoo 32 sano ah uu ku taamayay gumeysiga doonayay inuu Soomaaliya  ka dhigo waslado yar-yar oo aan...