Muqdisho (Raxanreeb ) Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Hamza Abdi Barre ayaa lagu ansixiyey Qaraarka Nidaaminta Gaadiidka Mooto Bajaajta. Nuxurka kulanka Golaha Wasiirada ee maanta oo Khamiis ah ayaa kala ahaa Qodobadan. Golaha wasiiradda ayaa ka dooday dhibaatooyinka loo geesto darawalada mooto bajaajta iyo sidoo kale dhibaatooyinka amni darro...
Day: March 30, 2023
Kenya oo ciidamo ku daabulayso caasimadda Nairobi xilli laga cabsi qabo dibad baxyo
Kenya oo ciidamo ku daabulayso caasimadda Nairobi xilli laga cabsi qabo dibad baxyo
Wararkii u dambeeyey dacwadda suurta-galka ah in lagu soo oogo Trump
Dacwadda suurta-galka ah in lagu soo oogo madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa qaadan karta dhowr toddobaad oo kale, yada oo xeer-beegtida ay fasax ka qaateen kiiska illaa dhammaadka bisha April, waxaa sidaas Arbacadii weriyey warbaahinta Mareykanka.
PUNTLAND : Daacish ayaa ku dilnay buuraha Galgala ee Bari ‘’
Boosaaso (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal ciidanka maamulka Puntland iyo kooxda Daacish ku dhaxmaray buuraha gal- gala ee gobolka Bari Saraakiil ka tirsan maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaalkaas ay ku dileen xubno ka mid ah kooxda Daacish ee ku dhuumaalaysanaya buuraha galgala Weerarkan waxaa qaaday ciidanka gaarka ah ee...
Booliska oo gacanta kusoo dhigay nin dil ka geystay duleedka Muqdisho
Booliska Soomaaliya ayaa maanta gacanta kusoo dhigay nin shalay dil arxan darro ahaa ka geystay masjid ku yaalla deegaanka Garasbaalley ee duleedka caasimadda Muqdisho.
Biden oo cadaadis kala kulmay in ciidanka Mareykanka uu ka saaro Soomaalia
Washington (Raxanreeb ) Madaxwaynaha dalka Mareynkanka ayaa hadda wajahaya cadaadis ku saabsan sidii Soomaaliya looga saari lahaa ciidamo fara badan kuwaas oo gacan siinaya ciidanka Soomaaliya. Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Mareynkanka ayaa sheegaya in la joogo waqtigii ciidanka Mareynkanka laga soo saari lahaa Soomaaliya oo wali u baahan I ciidankeeda ay helaan tababar. Xildhibaan Matt...
Joe Biden oo Safiir Cusub usoo Magacowday Soomaaliya
Washington (Raxanreeb ) Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden, ayaa Safiir Cusub u magacaabay Dalka Soomaaliya, sida lagu sheegay wareegto 27-kii bishan March ka soo baxday Aqalka Cad ee Maraykanka. Safiirka lasoo magacaabay ayaa ah safiir heysta awood buuxda,oo aan caadi aheyn oo uu ugu kumatalo dawladda Mareykanka, waxaana la sugayaa in ay soo meelmariyaan aqalka Senet-ka...
WARBIXN | Isbahaysi cusub oo ka dhanka ah Dowladda & rejo la’a.an muuqanaysa
Muqdisho (Raxanreeb ) Shaki badan ayaa ka dhashay tiro xildhibaana ah oo ka soo muuqday bara bulshada kuwaas oo la sheegay in ay yihiin isbahaysi doonaya in ay abuuraan kudlad. Xildhibaanadan ayaa la sheegay in ay doonayaan in ay qaataan door- ah sidii loo sixi lahaa Dowladda , uu hoggaamiyo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud oo...
Weeraro kala duwan oo dhacay & korar ku yimid dagaalada ka socda dalka.
Muqdisho (Raxanreeb ) 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa dalka ka dhacay weeraro kala duwan oo ay soo qaadeen kooxda Al- Shabaab kuwaas oo khasaare kala duwan gaystay. Weeraradan oo ka dhacay meelo kala – duwan ayaa la sheegay in ciidianka Dowladda iyo kooxda Al- Shabaab fooda ay is dareen hub culusna ay isku...