Day: March 8, 2023

Home » Archives for March 8, 2023
Xasan Sheekh oo saxiixay sharciyada kala ah  Hay’adda NISA & cunaqabataynta maaliyadda
Post

Xasan Sheekh oo saxiixay sharciyada kala ah  Hay’adda NISA & cunaqabataynta maaliyadda

Muqdisho ( Raxanreeb )  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xoogga saaraya hirgelinta hannaan dowladnimo oo ku dhisan sharci iyo xeerar nidaamiya hay’adaha  iyo awoodda dowladda ayaa saxiixay Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman, Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka iyo  Sharciga Korontada Qaranka. Munaasabadda saxiixa sharciyadda oo ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka ayaa...

WAR CUSUB : Qaraxyo ka dhacay Beledwayne & faahfaahinta
Post

WAR CUSUB : Qaraxyo ka dhacay Beledwayne & faahfaahinta

Beledwayne (Raxanreeb ) Qarax xooggan ayaa  ka dhacay magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Wararka hordhaca ah ee la helayo ayaa sheegaya in qarax oo ahaa miino uu si gaar ah uga dhacay Maqaayad ku taalla Xaafada Xaawo taako ee Magaalada Baladweyne. Ciidamadda booliska magaalada ayaa durba...

Maxabiis ku sumowday xabsiga Dhexe ee Xamar & Xaaladooda.
Post

Maxabiis ku sumowday xabsiga Dhexe ee Xamar & Xaaladooda.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho waxa la sheegay in  raashiin ay cuneen ku somoween qaar ka mid ah maxabiista xabsiga. Afar kamid ah maxaabiista xabsiga dhexe ayaa loola cararay Isbitaalka Martiini . Waxaa la xaqiijiyay inay ku sumoobeen cunto ay cuneen. Maxaabiista xabsiga dhexe ayaa la sheega in aysan helin daryeel...

Khilaafkii  ka taagnaa kursiga HOP 176 oo heshiis laga gaaray
Post

Khilaafkii  ka taagnaa kursiga HOP 176 oo heshiis laga gaaray

Muqdisho (Raxanreeb ) Kulamo is daba- joog ah oo ka soconayay magaalada Baydhabo ee gobolka Baay maalmahan ayaa heshiis laga gaaray doorashada kursiga sumadiis tahay HOP 176 ee deegaan doorashadiisu ay tahay koonfur Galbeed. Madaxwaynaha koonfur Galbeed iyo Odayaasha dhaqanka ee iska leh kursiga oo qaatay kulamo badan  joogta ah ayaa Madaxwayne Laftagareen iyo Odayaasha...

Golaha shacabka oo meelmariyay Sharciga la dagaalanka Argagaxisada
Post

Golaha shacabka oo meelmariyay Sharciga la dagaalanka Argagaxisada

Muqdisho (Raxanreeb ) Xildhibaanada Golaha shacabka ee  Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaca ah meel mariyay sharciga argagaxisa oo  in muddo ah doodiisa ay ka socotay xarunta Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Mudanayaasha Golaha shacabka ayaa qaarkood duray , qaar ka mid ah qodobada ku jira sharciga argagaxisada ,  halka  kuwo kale  Golaha ay ka...