Day: March 21, 2023

Home » Archives for March 21, 2023
Post

BAARDHEERE : 10 oo ku geeriyootay roob dabaylo wata oo halkaas ka da’ay.

Baardheere (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaarayo gobolka Gedo ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegaya in Roob Dabeylo wata  saacadii la soo dhaafay uu ka da’ayay gobolka ay sababeen khasaare dhimasho iyo burbur guryo, waxaana kasoo baxayay warar kale duwan oo ku aadan. Degmada Baardheere ayaa  lagu soo waramayaa in Roob xooggan oo ka da’aya...

Post

Dagaal  culus oo  lagu qaaday Saldhig milatari iyo Al Shabaab oo ka hadashay

Balcad (Raxanreeb )  Wararka RBC uu ka helayo degaano ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas maanta dagaal uu ka dhacay  ,kaas oo gaystay khasaare dhimasho & dhaawac. Weerarkan ayaa ka dhacay sida  lagu soo waramayo xero ciidan oo ku taalla deegaanka Daaru-nimca oo hoostaga degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Kooxda...

Post

MD Xasan Sheekh oo saxiixay sharciyadii ugu badnaa

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciyo gaaraya ilaa sideed kuwaas oo ay asoo nsixiyeen Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya. Sharciyadan ayaa kala ah; sharciga La-dagaallanka Argagixisada, Sharciga Dhismaha Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed, Sharciga Socdaalka, Sharciga Dhowrista Xogta Dadweynaha, Sharciga Nidaamka Lagu Hagayo Kheyraadka Dhulka Hoostiis, Sharciga Dhowrista...

Post

Dhaawacyo badan oo laga soo dejiyay Muqdisho & halka laga keenay

Muqdisho (Raxanreeb ) Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee Sodma ayaa xalay Magaalada Muqdisho keentay 17- ruux  oo qaba dhaawacyo kala duwan kuwaas oo ku dhaawacmay dagaalada culus ee ka socda Magaalada laascaanood. dadka qaba dhawacyadaan ayaa Hey’adda Maareynta waxa ay diyaarad uga soo qaaday Magaalada garoowe,waxaana isla xalay loo gudbiyey goobaha cafimaadka si cafimaadkooda...